walaalayaal, ilmaha baananka fadhiya oo kabaha baalashahaya iyo kuwa baabuurta dhaqaya, kaamam ufura ay wax kubartaan, ilee waa ubixii wadankee .somaaliyeey toos toosoo iskutiirsada hadba kiina taag daran taageera waligiin.
User Submitted Post
Oktoobar 11, 2015