U bood dhigaalka

Dhageyso: Hadal Jeedinta Madaxweyne Geelle Ee BFS

Maarso 17, 2019

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka hor jeediyey Labada gole ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya.

Waxa uu muhiimadda ku saaray ka hadalka arrimaha midnimada, ka shaqeynta dib u dhiska dalka iyo arrimo kale.

Halkaan hoose ka dhageyso: