U bood dhigaalka

Akhriso: Ajendaha Kulanka Maanta Ee Golaha Shacabka

Abriil 17, 2019

Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulan caadi, kulanka ayaa ka dhacaya xaruntooda Muqdisho, waxaana loo hadli-doonaa labo ajende oo muhiim ah.

Ajendaha kulanka ayaa ah.

1. Warbixinta guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka.

2. Aqrinta koowaad ee sharciga wax ka bedelka furdooyinka.

Goobjoog News