U bood dhigaalka

Madaxweyne Waare oo Xilka Ka Qaaday Wasiir, Halka Badelkiisa Lagu Dhawaaqay

Ogoosto 13, 2020

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilka ka qaaday wasiirkii Beeraha iyo Waraabka maamulkaasi Cali Xaaji Cabdulle, waxaana xilkaas loo magacaabay Cabdulqaadir Abuukar Maxamuud.

Halkaan Ka Akhriso Wareegtada

No photo description available.