2 daqiiqo Sheeko:Midnimada Soomaaliya Dowladda Suuriya oo ka horjeesatay aqoonsiga Israa’iil ee Soomaaliland Dowladda Jamhuuriyadda Carabta ee Suuriya ayaa si kulul u cambaareysay kuna gacan sayrtay aqoonsiga dhex maray Israa’iil iyo Somaliland, iyadoo mar kale xaqiijisay taageeradeeda buuxda ee midnimada, madax-bannaanida iyo dhuleednimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Pakistan oo si adag uga soo horjeesatay aqoonsiga Israa’iil ee Soomaaliland Dowladda Pakistan ayaa kamid noqatay dalalka sida adag uga horyimid tallaabadii xadgudubka ah ee maamulka Israa’iil uu ku aqoonsaday Soomaaliland
1 daqiiqo Sheeko:Midnimada Soomaaliya Soomaaliya iyo Qadar oo ka wada-hadlay aqoonsiga Israa’iil ee Soomaaliland Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wada-tashi diblumaasiyadeed kula yeeshay khadka taleefoonka Amiirka Dowladda Qatar Sheekh Tamiim binu Xamad.
2 daqiiqo Sheeko:Midnimada Soomaaliya Dowladda Qadar oo si adag uga hortimid aqoonsiga Soomaaliland Dowladda Qatar ayaa si cad uga hortimid ku dhawaaqista aqoonsiga labada dhinac ee u dhexeeya mas’uuliyiinta guumaysiga Israa’iil iyo gobolka Somaliland.
1 daqiiqo Sheeko:Midnimada Soomaaliya Kuwait oo si adag uga soo horjeestay aqoonsiga Israa’iil ee Soomaaliland Dowladda Kuwait ayaa si cad u diidday tallaabada ay maamulka Israa’iil ku sheegeen aqoonsiga Somaliland inay tahay dowlad madax-bannaan, iyadoo arrintaas ku tilmaantay mid si toos ah uga hor imaneysa sharciga caalamiga ah.
1 daqiiqo Sheeko:Midnimada Soomaaliya Jordan oo ka soo horjeestay aqoonsiga Soomaaliland Afhayeenka rasmiga ah ee Wasaaradda, Ambassador Fouad Al-Majali, ayaa xaqiijiyay in Boqortooyadu ay si buuxda u diidantahay isku day kasta oo lagu doonayo in lagu soo rogo hay’ado is barbar socda oo khatar ku ah midnimada Soomaaliya iyo sharafta dhulkeeda ee Soomaaliya.
2 daqiiqo Sheeko:Midnimada Soomaaliya Turkiga oo mar kale si adag uga hadlay aqoonsiga Israa’iil ee Soomaaliland Madaxa Isgaarsiinta Madaxtooyada Türkiga, Burhanettin Duran, ayaa si adag u cambaareeyay hadalka Israa’iil ee ku saabsan aqoonsiga madaxbannaanida Soomaaliland, isaga oo ku tilmaamay tallaabo si cad ugu xadgudbeysa sharciga caalamiga ah.
2 daqiiqo Sheeko:Midnimada Soomaaliya IGAD oo ka soo horjeestay aqoonsiga Soomaaliland Urur goboleedka dalalka bariga iyo Geeska Afrika ee IGAD ayaa si weyn uga soo horjeestay aqoonsiga Israa’iil ee Soomaaliland.
2 daqiiqo Sheeko:Midnimada Soomaaliya Wax ka ogow Dalalka iyo ururrada Caalamiga ah ee Ka Soo Horjeestay Aqoonsiga Israa’iil ee Soomaaliland Go’aanka ay Israa’iil ku sheegtay inay ku aqoonsatay Sopmaaliland ayaa abuuray buuq diblumaasiyadeed oo xooggan, islamarkaana dhaliyay cambaareyn ballaaran oo ka timid dalal iyo ururro caalami ah.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Midowga Afrika oo ka soo horjeestay aqoonsiga Soomaaliland Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika ayaa diiday aqoonsi kasta oo la siiyo Soomaaliland, wuxuuna mar kale xaqiijiyey sida Midowga Afrika uga go’an tahay midnimada iyo madax-bannaanida Soomaaliya.