1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Turkiga oo dhexdhexaadinaya Pakistan iyo Afghanistan Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in wasiirrada arrimaha dibadda, difaaca iyo madaxa sirdoonka ee dalkiisa ay toddobaadkan safar rasmi ah ku tegi doonaan dalka Pakistan, si ay ugala hadlaan dadaallada socda ee lagu doonayo in dib loogu bilaabo wada-hadallada nabadda ee u dhexeeya Pakistan iyo Afghanistan.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Afduubyada dadka iyo dagaal beeleedyada gobollada galguduud oo sii kordhaya Wararka ka imanaya waqooyiga gobolka Galgaduud iyo deegaannada ku dhow xuduudda u dhaxaysa Hiiraan iyo Galgaduud ayaa sheegaya in ay sii kordhayaan falalka afduubka haweenka iyo carruurta, iyadoo xaalad murugsani ay halkaas ka taagan tahay
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka RSF oo lagu eedeeyay inay gubeen meydadka ay xasuuqeen Ururka Dhakhaatiirta Suudaan ee SDN ayaa ku eedeeyay ciidamada RSF inay ku hawlan yihiin isku day naxdin leh oo ay ku doonayaan inay ku qariyaan caddeymaha xasuuq ballaaran oo ay ka geysteen magaalada El-Fasher ee gobolka Darfur.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo baaq nabadeed ka soo saartay colaadaha ka jira qaybo ka mid ah dalka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay baaq nabadeed oo ku aaddan colaado iyo beegsi ka dhan ah diinta Islaamka iyo dhaqanka Soomaaliyeed oo dhowaan ka dhacay qaybo ka mid ah dalka.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Madaxweynaha Jabuuti oo markii lixaad isu sharraxay xilka madaxtinimada Madaxweynaha dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa si rasmi ah mar kale isu sharraxay xilka madaxtinimada dalkaas, isagoo markan u tartamaya muddadii lixaad tan iyo markii uu talada dalka qabtay sannadkii 1999-kii.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Soomaaliya oo ka qeyb-gashay shirka 21-aad ee madasha iskaashiga cuntada iyo beeraha Afrika Shirka 21-aad ee Madasha Iskaashiga Barnaamijka Horumarinta Cuntada iyo Beeraha Afrika ayaa saacado ka hor si rasmi ah uga furmay magaalada Kigali ee dalka Rwanda.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Dowlad goboleedka KGS oo war ka soo saartay ninkii lagu gubey wanlweyn Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay falkii argagaxa lahaa ee ka dhacay deegaanka Dadumaay, oo ku yaalla duleedka degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellada Hoose.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Booliska Tanzania oo raadineysa hoggaamiyeyaashii mucaaradka kadib mudaaharaadyo rabshado wata oo ka dhacay dalka Dowladda Tanzania ayaa ku dhawaaqday in ay raadineyso hoggaamiyeyaasha sare ee mucaaradka, kuwaas oo lagu eedeeyay in ay abaabuleen rabshado xooggan oo dalka ka dhacay intii lagu guda jiray doorashooyinkii madaxtooyada iyo baarlamaanka ee toddobaadkii hore.
2 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Somaliland oo go’aamo cusub ka soo saartay arrimaha E-Visa iyo maamulka hawada Xukuumadda Somaliland ayaa soo saartay war rasmi ah oo ay kaga hadashay arrimaha la xiriira maamulka hawada sare, nidaamka dal-ku-galka (E-Visa), iyo xiriirka ay arrimahani la leeyihiin hay’adaha caalamiga ah ee duulimaadyada.
2 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Puntland oo ku dhawaaqday abaar ba’an ay saamaysay in ka badan hal milyan oo qof oo deegaanadeeda ku nool Xukuumadda Puntland ayaa ku dhawaaqday in deegaanadeeda ay ka jirto abaar daran oo si weyn u saamaysay nolosha bulshada, xoolaha iyo deegaanka guud ahaan gobollada Puntland