1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Askar malaawiyaan ah oo lagu diley dalka Jamhuuriyadda Dimoquraadiga ah ee Koongo Saddex ka mid ah ciidamada nabad ilaalinta u jooga dalka Jamhuuriyadda Dimoquraadiga ah ee Koongo oo u dhashay Malawi ayaa lagu dilay iska horimaad ay bariga dalkaas kula galeen dagaalyahannada M23 ee ay Rwanda taageerto
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo ku dhawaaqay qorshe dadka Qasa ku nool dalal kale loogu rarayo Saacadihii la soo dhaafay waxaa warbaahinta dunida qabsaday war uu soo saaray madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, kaas oo ahaa inuu ka shaqaynayo in dadka marinka Qasa ku nool dalal kale loo raro.
1 daqiiqo Sheeko:War Puntland oo mamnuucay soo galootida sharci-darrada ah iyo tuugsiga dadka warqadaha qoranka wada Dowlad goboleedka Puntland ayaa sheegtay in ayadoo xeerinaysa duruufaha amni ee ka jira deegaanadeeda ay mamnuucday soo galootida sharci-darrada ah iyo dadka tuugsanaya ee wada warqadaha numberadu ku qoranyihiin
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xamaas oo sii daysay 4 dumar oo kamid ahaa dadkii ay gacanta ku hayeen. Xamaas ayaa sii deysay afar haween ah oo ka tirsan ciidamada Israel, kuwaasi oo ay ku bedelatay ilaa 200 oo maxaabiis Falastiiniyiin ah, waxayna tillaabadani qeyb ka tahay is-dhaafsiga maxaabiista inta lagu jiro heshiiska xabbad-joojinta ah
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Jubbaland oo Saraakiil amni u magaciwday degmada Baardheere Jubbaland ayaa saraakiil amni oo isugu jira Taliyaal iyo ku xegeenno u magacawday degmada Baardheere ee gobolka Gedo, taas oo dhowaan ay la wareegeen ciidamo iyo maamul taageersan dowladda federaalka Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo xaqiijiyay in Ciidamada masar ay dhowaan dalka imaanayaan Wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya danjire Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in ciidamada Masar ay dalka muddo saddex bilood ah gudahood, ayagoo qeyb ka noqanaya howlgalka AUSSOM.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Sargaalkii dhowaan lagu dhex jirdiley golaha shacabka oo la dalacsiiyay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa darajada Laba Xidigle u dalacsiiyay Xusseen Maxamed Xassan oo ahaa sargaalkii dhowaan uu u gacan qaaday mid kamid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka .
1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Puntland oo sheegtay inay baarayso in ka badan 100 Homboboro ah oo ku soo caariday xeebta magaalada Boosaaso: Ayadoo dhowaan xeebta magaalada Boosaaso lagu arkay tobanaan kamid ah noolaha oo loo yaqaanno Homboborada, kuwaas oo badda ka soo caaryay ayay dowlad goboleedka Puntland sheegtay inay arrintaas baarayso.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Danjiraha Soomaaliya ee dalka Ruushka oo Nuqul kamida waraaqaha aqoonsiga laga guddoomay Wasiir ki xigeenka Wasaaradda Arrimaha dibedda Ruushka, ahna Wakiilka Gaarka ah ee Madaxweynaha Federaalka Ruushka u qaabilsan Bariga Dhexe iyo Afrika Mikhail Bogdanov ayaa nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay safiira cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ruushka Mudane Maxamed Abuukar Subayr.
2 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Shiikh iyo dhiggiisa Masar oo kala saxiixday heshiis muhiim ah. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Masar Mudane Cabdulfataax Al-Siisi ayaa kulan muhiim ah ku yeeshay Qasriga Al-Itixaadiya ee magaalada Qaahira.