1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Guddiga doorashooyinka oo la filayo inay maanta ku dhawaaqaan hab-raaca doorashada qofka iyo codka ah Guddiga madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa goordhow la filayaa in ay ku dhawaaqaan habraaca iyo hannaanka loo mari doono doorashada qof iyo codka ee ay dowladdu horay u sheegtay inay dalka ka dhacayso.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka In ka badan 630 oo gaadiid gargaar wata ah ayaa gudaha u galay Xilli saacado ka hor ay dhaqan-gashay xabbad-joojinta marinka Qaza ayaa Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Arrimaha bini’aadantinimadu waxa uu sheegay in ka badan 630 baabuur oo gargaar ah la geeyay Qasa
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ku dhowaad 100 Falastiiniyiin ah oo laga soo daayay Xabsiyada Israa’iil Ayadoo uu saacado ka hor si rasmi ah u dhaqan-galay heshiiskii xabbad-joojinta Qasa ayaa xabsiyada Israa’iil laga soo daayay 90 qof oo Falastiiniyiin ah, waxayna dib ula midoobeen qoyaskooda.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxay ka dhigantahay Xabbad-joojinta Qasa ? Xabbad-joojinta ay ka shaqeeyeen dalalka Qatar,Mareykanka, iyo Masar ayaa maanta oo Axad ah ka dhaqan-gelaysa marinka Qaza, ka dib 15 bilood oo dagaal lagu hoobtay uu ka socday halkaas.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidanka xoogga dalka oo gacanta ku dhigay gaari hub u siday kooxda Al-shabaab Ciidanka Xoogga Dalka oo ka duulaya Xogo ay shacabaka ka heleen ayaa howgal ka dhacay deegaanada Baar- dheere ee Gobalka Hiiraan ku soo qabtay gaari saanad ciidan u weday kooxda Al-shabaab.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Ciidanka Ilaalada xeebaha Soomaaliya iyo markab ay leeyihiin howlgalka Midowga yurub oo dhoola-tus tababar soo bandhigay Taliska Ciidanka ilaalada xeebaha Boliiska Soomaaliyeed iyo Markabka dagaalka Howlgalka Midowga Yurub ee SANTA MARIA F-81 ayaa si wadajir ah u fuliyey Tababar kor loogu qaadayo Fulinta Sharciga Badda iyo kobcinta awoodda ilaalinta sharciyada badda ,waxaana uu ka qabsoomay gudaha Biyaha Soomaaliya .
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Imran khan oo lagu xukumay 14 sano oo xarig ah, haddaba maxaa loo haystaa ? Maxkamad ku taal Pakistan ayaa 14 sano oo xarig ah ku xukuntay ra’iisul wasaarihii hore ee dalkaas Imran Khan, waxaana loo haystaa dacwado la xariira musuqmaasuq dhul ah, sida dacwad oogayaashu sheegeen.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiir Fiqi nabadgelyada caasimadda laga dareemayo waxaa sabab u ah — Xilli dowladda Soomaaliya ay dhowaan ku dhawaaqday go’aan adag oo ka dhan ah hubka lagu dhex wato magaalada madaxda dalka, islamarkaana laamaha nabad-gelyada keliya loo oggolyahay haysashada saanadda ciidan ayaa arrintaas ka falceliyay siyaasiyiinta mucaaradka iyo madaxda dowladda qaar kamida.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay heshiiska xabbad-joojinta ah ee Israa’iil iyo Xamaas Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay heshiiska xabbad-joojinta Qasa, waxayna garab istaag u muujisay dadka shacabka ah ee reer falastiin, kuwaas oo ku dhowaad 15-kii bilood ee la soo dhaafay dhibane u noqday duqeymo iyo gumaad aan kala joogsi lahayn.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Israa’iil oo duqeysay goobo ay ku sugnaayeen Ciidanka Suuriya Ilo wareedyo ku sugan gudaha Suuriya ayaa sheegay in diyaarado dagaal ay leedahay Israa’iil ay bartilmaameedsadeen kolonyo ka tirsan waaxda howlgallada milatariga dalkaas oo ku sugnaa tuulada Ghadir al-Bustan ee duleedka magaalada Quneitra oo ku taalla koonfurta bari ee Suuriya.