1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Puntland oo amarro culus dul dhigtay kalluumaysatada deegaanadaas iyo kuwa shisheeyeba Wasaaradda kalluumeysiga dowlad gobololeedka Puntland ayaa soo saartay amarro culus oo ku saabsan jillaabashada jaadad kalluunka kamida iyo shisheeyeha sida sharci-darrada ah u guranaya kheyraadka badda Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweynaha JFS oo furay shirweynaha hormarinta beeraha dalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhow magaalada Muqdisho ka furay shirweynaha koowaad ee hormarinta silsiladaha maalgashiga beeraha dalkeena.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo xukun dil ah ku riday askari dil ka geystay Dhuusamareeb Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa xukun dil ah ku riday askari horay wade mooto bajaaj ugu diley magaalada dhuusamareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Maxaa ka soo baxay shirkii magaalada Washington ee la dagaallanka argagixisada? Magaalada Washington DC ee caasimadda dalka mareykanka waxaa ka dhacay shirweyne ku saabsanaa la dagaallanka kooxaha xagjirka ah, kaas oo ay ka qeyb-galeen in ka badan 87 dowladood.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Israa’iil oo duqeysay Caasimadda dalka Suuriya Inta la xaqiijiyay Saddex qof oo rayid ah ayaa ku dhintay, halka sagaal kalena ay dhaawacmeen duqeymo ay Israa’iil ka geysatay caasimadda magaalo madaxda dalka Suuriya ee Dimishiq sida ay sheegtay warbaahinta dowladdu
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Wasiirka waxbarashada XFS oo wada-hadal la yeeshay dhiggiisa Turkmenistan Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare XFS, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa maanta kulan aaladda fogaan aragga ah [Zoom] la yeeshay dhigiisa Wasiirka Waxbarashada ee dalka Turkmenistan Mudane Jumamurad Gurbangeldiyev.
2 daqiiqo Sheeko:Aragti Itoobiya oo dhan walba ka gubanaysa, dhammaan deriskeedana col la ah Maamulka Abii Axmed ayaa ku jira xaalad go’doon ah oo ka dhalatay hab-dhaqankiisa anshaxa deris wanaagga iyo midka diblumaasiyaddaba ka baxsan ee uu caadaystay, waxayna arrintaani horseeday inay dalalka bariga Afrika intooda badan isku dhacaan
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Maxaa ka soo kordhay xaaladda Caafimaad ee madaxweynaha Jabuuti ? Ayadoo ay saacadihii la soo dhaafay warbaahintu warinaysay warar ku saabsan xaaladda Caafimaad ee madaxweynaha Jabuuti, islamarkaana xogaha qaar ay tilmaameen inuu madaxweynuhu geeriyooday, ayay dowladda dalkaas arrintaas faahfaahin ka bixisay.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidanka XDS oo howgal ka fuliyay deegaanno waqooyiga gobolka Baay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhan ah Kooxda Alshabaab ka fuliyay deegaannada dhaca Waqooyiga Gobolka Baay, gaar ahaan waddooyinka isku xira Gobollada Baay, Bakool iyo Gedo.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ruushka oo si kulul u cambaareeyay dilkii hoggaamiyaha Xisbullaahi Dowladda Ruushka ayaa si kulul u cambaareysay dilkii hoggaamiyaha guud ee ururka Xisbullaahi Shiikh Xasan Nasrallah, ayadoo sheegtay in arrintaasi ay cawaaqib xun ku yeelan doonto xaaladda gobolka Bariga dhexe.