1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgallo ka fuliyay deegaanno hoostaga magaalada Xuddur ee gobolka Bakool Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutada 9-aad qeybta 60-aad oo ka howlgasha gobolka Bakool ayaa saaka howlgal qorshaysan ka fuliyey deegaanka Qeydar-Cadde oo dhanka waqooyi galbeed kaga beegan magaalada madaxda Gobolkaaas ee Xuddur.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne ku xigeenka Kenya oo sheegay inuu jiro khilaaf u dhexeeya asaga iyo madaxweynaha dalkaas Madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya Rigathi Gachagua ayaa shaaca ka qaaday jiritaanka khilaaf xooggan oo u dhexeeya isaga iyo madaxweyne William Ruto, asagoo xaqiijiyay inuu wajahayo cadaadis iyo caqabado ka dhan ah awooddiisa fulineed.
1 daqiiqo Sheeko:War Ugu yaraan 77 qof oo lagu diley weerar ka dhacay caasimadda dalka Mali ee Bamako Ugu yaraan 77 qof ayaa lagu dilay weerar ka dhacay caasimadda Mali ee Bamako, sida ay wakaaladda wararka ee AFP ka soo xigatay ilo xog ogoal ah oo ku sugan gudaha dalkaas.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Agaasimaha Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo la kulmay madaxa garoonka diyaaradaha Copenhagen ee Denmark Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Axmed Siciid Maxamed iyo Wafdiga uu hogaaminayo oo safar shaqo ku jooga wadanka Denmark ayaa la kulmay madaxda Garoonka diyaaradaha ee Copenhagen
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Muxuu yahay warka cusub ee uu Turkigu ka soo saaray wada-hadallada Soomaaliya iyo Itoobiya? Ayadoo bishan socata e September loo madlanaa wareeggii 3-aad ee wada-hadallada Soomaaliya iyo Itoobiya, Turkiguna uu dhexdhaxaadiye ka yahay ayay dowladda dalkaasi ku dhawaaqday qorshe cusub oo ku saabsan wada-xaajoodka labada dhinac
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay hubkii ay Itoobiya maanta dalka soo galisay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaaraynaysaa shixnadaha hubka iyo hubka ee sida sharci darrada ah looga soo daabulo dhulka Itoobiya ee la geeyo deegaannada Puntland ee Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Madaxweynaha Mareykanka oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee Soomaaliya Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya u fadhin doona magaalada Washington Danjire Daahir Xasan (Daahir Carab).
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Faahfaahinno ka soo baxaya diyaarad Helicopter ah oo la sheegay inay ku dhacday duleed Afgooye Wararka ka imaanaya deegaanka Carbiska ee u dhow degmada Afgooye ayaa sheegaya in Diyaarad noocw qumaatiga u ahi ay ku dhacday beer u dhow Xero ciidamada ATMIS ay ku leeyihiin deegaankaas.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay deegaanno ka tirsan gobolka Jubbada Hoose Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Jubbaland ayaa maalintii labaad howlgal ka dhan ah kooxda Alshabaab waxay ka wadaan aagga tuulada Caanoole oo dhanka Koonfureed kaga beegan deegaanka Buulo Xaaji ee Gobolka Jubbada hoose
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka 11aad Madaxweynaha ka wada hadleen guddoomiyeyaasha golaha shacabka iyo Aqalka Sare ee BJFS ? Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoygiisa ku booqday Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Dalka mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi.