1 daqiiqo Sheeko:War Dab ka dhacay maqaayad ku taalla degmada Waaberi wax ka ogow khasaaraha ka dhashay Dab xooggan oo khasaare baaxad leh sababay ayaa qabsaday goob ganacsi oo maqaayad ahayd, taas oo ku taalla degmada Waaberi, gaar ahaan agagaarka saldhigga booliiska, waxaana ka dhashay baaba’ hantiyeed oo xoog leh.
1 daqiiqo Sheeko:War Guddiga arrimaha Diinta iyo Awqaafta BJFS oo su’aalo adag weydiiyay Wasiir Mukhtaar Roobow Guddiga baarlamaanka Soomaaliya u aqaabilsan arrimaha diinta iyo awqaafta ayaa su’aalo adag weydiiyay madaxda wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta oo uu ugu horreeyay wasiirka Wasaaraddaaas Shiikh Mukhtaar Roobow Cali.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Dhallinyarada baabuurta isku dhigaysa oo muqdisho ku soo badanaysa iyo halista ka dhalan karta
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xuutiyiinta Yemen oo sheegtay inay soo rideen diyaarad Militari oo Mareykanku leeyahay Kooxda Xuuthiyiinta dalka Yemen ayaa sheegtay in ay soo rideen diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ah oo Maraykanku ku leeyahay, taas oo dul maraysay hawada dalkaas, sida uu sheegay yahya Saree oo ah Afhayeenka milatariga ee Xuutiyiintu.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo ka qeyb-galay shirka u dhexeeya Shiinaha iyo ururka Booliska bariga Afrika Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto, Salub Axmed Firin iyo wafdi Saraakiil uu hoggaaminaayo ayaa ka qeyb galay shirkii u horeeyay ee Dowladda Shiinaha iyo ururka Iskaashiga Boliiska Bariga Afrika (EAPCCO).
1 daqiiqo Sheeko:GARSOORKA DALKA Maxay Ku duwanyihiin Eedaysane, Tuhmane, iyo Dambiile ? Markii laga hadlo galdacwadeedyada maalinlaha ah ee Hay’adaha garsoorku ay la falgalaan waxaa jira dad dhacdooyinka dacwadahaasi ku saabsanyihiin ku lug leh oo bahda caddaalada dhexdeeda looga yaqaanno magacyo kala duwan oo loogu yeero
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Ganacsiga Khasaare baaxad leh oo ka dhashay kaalin Shidaal oo ku gubatay magaalada Garoowe Khasaare hantiyeed oo baaxad leh ayaa ka dhashay dab fiidnimadii xalay qabsaday kaalin shidaal oo ku taalla bariga magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal, ahna caasimadda dowlad goboleedka Puntland.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Waa kuma Sargaalka Soomaaliga ah ee loo doortay madaxweyne ku xigeenka golaha sharciga militariga Afrika Gaashaanle Sare Axmed Khaliif Jiinow oo ah Sargaal sare oo kamida ku xegeenada xeer ilaaliyaha guud ee maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa loo doortay guddoomiye ku xigeenka golaha sharciga militariga Afrika, asagoo ku matalaya dalalka dhaca bariga qaaradda.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Taliyaha CXD iyo saraakiil uu hoggaaminayo oo gaaray gobolka Shabeellada Dhexe Taliyaha ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ibraahim Sheikh Muxudiin iyo wefdi saraakiil ah oo hoggaaminayo ayaa gaaray gobolka Shabeellada hoose .
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Safiirka Soomaaliya ee dalka Switzerland oo warqadaha aqoonsiga laga guddoomay Safiirka Soomaaliya u qaabilsan dalka Switzerland, ahna ergeyga joogtada ah ee xafiiska Qaramada Midoobay ee magaalada Geneva Khadra Ducaale ayaa warqadaha aqoonsiga Danjirenimo waxaa ka gudoomay Agaasimaha Guud ee Qaramada Midoobay ee magaalada Geneva, Tatiana Valovaya.