Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud oo dadweynaha Soomaaliyeed khodbad u jeediyay ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ay ku jiraan hannaanka canshuuraha iibka, dagaalka Al-Shabaab, iyo xadgudubka maamulka Abii Axmed ee ka