1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaaliya iyo Burkina Faso oo ka wada-hadlay inay iska kaashadaan amniga iyo la-dagaallanka argagixisada Soomaaliya iyo Burkina Faso ayaa ka wada-hadlay xoojinta iskaashi amni oo ay labada dal yeelanayaan, ka kulan ka dhacay magaalada Ouagadougou ee caasimadda dalkaas.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ciidanka badda Pakistan oo gurmad degdeg u fidiyay markab laga leeyahay dalka Hindiya oo ciladi qabsatay Ciidamada badda ee dalka Pakistan ayaa gurmad degdeg ah u fidiyay markab laga leeyahay dalka Hindiya oo cilad farsamo oo halis ah ku qabsatay badda Carabta, sida lagu sheegay war rasmi ah oo kasoo baxay milatariga Pakistan.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo ku dhawaaqay inuu joojiyay hawlgal uu ku doonayay in lagu furo marinka Hormuz Mareykanka ayaa si ku meel gaar ah u hakiyay howlgalka militari ee uu ugu magac daray “Difaaca Xorriyadda ”, kaas oo loogu talagalay in maraakiibta ku xaniban marin-biyoodka Hormuz looga gudbiyo, sida uu shaaciyay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka WHO oo sheegtay in xaalad caafimaad oo halis ah ay wajahayaan 150 qof oo saaran markab dalxiis oo ku xayiran xeebta Cabo Verde WHO ayaa xaqiijisay in xaalad caafimaad oo halis ah ay ka taagan tahay markabka dalxiiska ee MV Hondius, kaas oo weli ku xaniban xeebaha dalka Cabo Verde, kadib markii cudurka halista ah ee hantavirus looga shakiyay inuu ka dillaacay markabkaasi.
1 daqiiqo Sheeko:War Hoggaamiyaha ku-meelgaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed oo magacaabay guddi dib u heshiisiin Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa magacaabay Guddiga Dib-u-heshiisiinta iyo Xallinta Khilaafaadka maamulkaasi.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wax ka ogow sida dagaalka Iiraan uu u saameeyay duulimaadyada caalamka Warbixin cusub oo ay daabacday Financial Times ayaa muujisay in dagaalka iyo xiisadaha ka taagan Iiraan ay si weyn u saameeyeen warshadaha duulimaadyada caalamka, kaddib markii yaraanta shidaalka diyaaradaha iyo kororka kharashaadka hawlgalka ay sababeen jahwareer ballaaran oo ku yimid jadwallada duulimaadyada.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ruushka oo ku dhawaaqay xabbad-joojin ku meel gaar oo dagaalka Ukraine ku saabsan Wasaaradda Gaashaandhigga ee Ruushka ayaa shaacisay in Madaxweyne Vladimir Putin uu amar ku bixiyay xabbad-joojin ku-meel-gaar ah oo laga hirgeliyo furimaha dagaalka ee Ukraine inta u dhexeysa 8-da ilaa 9-ka May, xilli Ruushku isu diyaarinayo munaasabadda Maalinta Guusha ee sanad walba lagu xuso guushii laga gaaray Nazi-ga dagaalkii labaad ee aduunka.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muxuu yahay hawlgalka halista badan ee lagu ammaanay booliska Koonfur Afrika ? Booliiska dalka Koonfur Afrika ayaa si weyn loogu ammaanay kadib markii ay fuliyeen howlgal adag oo khatar badan, kaas oo lagu soo qabtay yaxaas la rumeysan yahay inuu liqay ganacsade muddo ka maqnaa qoyskiisa.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo shaaciyay in maraakiib calanka Mareykanka wata ay ka gudbeen marinka Hormuz Madaxweynaha dalka Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in laba markab oo ganacsi oo wata calanka Mareykanka ay si guul leh uga gudbeen marinka muhiimka ah ee Hormuz, xilli xiisad militari iyo mid ganacsi ay weli ka taagan tahay gobolka.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Dawladda Ingiriiska oo soo dhowaysay gogashii uu dhowaan madaxweyne Xasan Sheekh u fidiyay mucaaradka Dowladda Ingiriiska ayaa soo dhowaysay gogaahii uu dhowaan madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud u fidiyay siyaasiyiinta mucaaradka, asagoo sheegtay in wada-hadalladu ay muhiimad gaar ah leeyihiin xilligan kala guurka ah.