1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Qodobbo Muhiim ah oo Looga Hadlay Kulanka Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya iyo Ku-xigeenka Erganga Qaramada Midoobay Ee Banii’aadannimada Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay ku xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Mr. George Conway, oo sidoo kale ah Uqeybsamaha isku-duwidda Howlaha Bani’aadannimo ee Soomaaliya.
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo ka qeybgalay Shirka warbixinta Dhaqaalaha Soomaaliya ee Bangiga Adduunka Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta ka qeybgalay shirka sanadlaha ah ee uu soo qabanqaabiyay Bangiga Adduunka kaas oo lagu soo Bandhigay Warbxinta xaaladaha Dhaqaalaha Soomaaliya.