1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Maanta Ay Yeelanayaan Xildhibaannada Golaha Shacabka? Xildhibaannada Golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah waxay kulan ku leeyihiin xaruntooda magaalada Muqdisho, sida xalay lagu soo wargeliyey xildhibaannada. Ajendaha golaha shacabka ayaa maanta…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xuseen Carab Ciise “Xerada Turkiga Ee Muqdisho Waxaan Kusoo Aragnay Shaqo Wanaagsan” Guddoomiyaha guddiga difaaca ee golaha shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya, Xuseen Carab Ciise ayaa Goobjoog u faah faahiyey kormeer ay ku tageen xerada ciidan ee Turkiga ka furay magaalada Muqdisho. Wuxuu…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka Sare: Soo Dhaweynta Wafdiga Djibouti Iyo Khudbadaha Abshir Bukhaari, Jawaari Iyo Xumud Aqalka sare ayaa xalay xaflad casho sharaf ah u sameeyay wafdiga uu hoggaaminayo guddoomiyaha baarlamaanka Djibouti mudane Maxamed Cali Xumud. Xafladdan oo sidoo kale uu joogay guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Joogtada Ah Ee Aqalka Sare Iyo Wafdiga Baarlamaanka Djibouti Oo Kulan Yeeshay Guddiga joogtada ah ee aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan isbarasho iyo soo dhaweyn ah u sameeyay wafdi ka socda baarlamaanka Djibouti, kulanka ayaa waxaa looga wada hadlay…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Khudbadda Uu Golaha Shacabka Ka Jeediyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Djibouti Xumad Guddoomiyaha baarlamaanka dalka Djibouti Maxamed Cali Xumad oo maanta khudbad ka jeediyay aqalka golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliyeed ayaa sheegay in uu ku faraxsanyahay socdaalka isaga iyo wafdigiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti Oo Maanta Khudbad Ka Jeedinaya Golaha Shacabka Guddoomiyaha baarlamaanka dalka Jabuuti Maxamed Cali Xumad ayaa lagu wadaa in maanta oo Sabti ah uu khudbad ka jeediyo xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho. Kulanka xildhibaannada shacabka ay leeyihiin…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Ansixiyay Qaraarka Canshuurta Gunnooyinka Iyo Wasiirka Amniga Oo Akhriyay 2… Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa maanta yeeshay kulanka 32aad ee kalfadhiga 2aad, waxaa shir guddoominayey Maxamed Cusmaan Jawaari. Ajendaha kulanka waxaa uu ahaa: Qeybinta xisaabcelinta gargaarka degdega ah…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wasiir Islow Oo Labo Hindise Sharciyeed Horgeynaya Golaha Shacabka Wasiirka amniga gudaha ee xukuumadda Federaalka Soomaliya Maxamed Abukar Islow Ducaale ayaa lagu wadaa in maanta oo Arbaco ah uu golaha shacabka horgeeyo Hindise sharciyeedyada la dagaalanka argagaxisada iyo xakameynta…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Miisaaniyadda 2018-ka, Canshuuraha Iyo Deeqaha Laga Filayo Dalalka Turkiga, Sacuudiga iyo Qatar Wasiirka maaliyadda ee dowladda federaalka ah Xil. Dr. Cabdiraxman Ducaale Beyle ayaa maanta golaha shacabka hor-geeyay miisaaniyadda 2018-ka. Miisaaniyadda 2017-ka waxaa ay aheyd $245.9 Milyan balse middan cusub waxaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wasiir Bayle Oo Golaha Shacabka Horgeynaya Miisaaniyadda Dowladda Ee 2018 Wasiirka wasaaradda maaliyadda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta oo Isniin ah wuxuu xidhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya horgeynayaa miisaaniyadda dowladda ee 2018. Wasiir Bayle…