1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Shahaado Siinta Xildhibaannada Oo Muqdisho Ka Socoto Waxaa maalintii Shanaad hotel ku yaalla gudaha garonka diyaaradaha Aadan Cadde ka socda bixinta shahaadooyinka xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka 11-aad Xarunta guddiga oo ay ku sii qulqulayaan xubnaha baarlamaanka…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Beesha Caalamka oo War Kasoo Saartay Geedisocodka Doorashada Beesha caalamka ayaa war kasoo saartay doorashada golaha shacabka ah federalka Soomaliya oo maraya heer gabagaba ah, waxaana ay baaq u direen maamullada Hirshabeelle iyo Jubbaland, kuwaas oo aan wali…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Liiska Xildhibaannada Maanta Shahaadada Qaatay Guddiga doorashooyinka dadban heer federal ee FEIT ayaa maalintii afaraad waxaa uu wadaa bixinta aqaansiga iyo shahaadada xildhibaannada Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya labadiisa aqal, iyadoo ku dhowaad 40…
4 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Rooble Oo War Ka Soo Saaray Weerar Lagu Qaaday FEIT Ra’iisulwasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa war ka soo baxay xafiiskiisa waxaa xubinnimadii looga qaaday Maxamed Xasan Ciro oo ahaa guddoomiyihii hore ee guddiga FEIT iyo Cabdiraxiim Cabdi casiis oo…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga FEIT Oo Sheegay In La Soo Weeraray Guddiga doorashooyinka heer federaal FEIT ayaa sheegay in xubna ka tirsan guddiga ay weerar ku soo qaadeen xarunta guddiga oo ay ka socoto bixinta shahaadooyinka xildhibaanada labada aqal. War ka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Yaa Kusoo Baxay Kursiga HOP#039 oo Lagu Doortay Baladweyne? Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa maanta lagu doortay kursi ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuryadda federalka Soomaaliya, kaas oo tirsigiisu yahay HOP#039. Kursiga ayaa waxaa…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso Liiska Xildhibaannada Maanta Shahaadada Qaatay Guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee FEIT ayaa maantii sedexaad waxaa uu wada bixinta aqoonsiga iyo Shahaadooyinka xildhibaannada Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomaliya, waxaana guddigu maanta Shahaadooyinkooda uu siiyay 132…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka HOP#039 Oo Saaka Baladweyne Lagu Dooranayo Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Hirshabeelle ayaa shaaciyay odayaasha dhaqanka kursiga HOP#039, kaas oo doorashadiisa maanta lagu qabanayo magaalada Jowhar. Waxaa saaka oo Isniin ah magaalada Baladweyne ka socoto diiwaan…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso Liiska Magacyada Xildhibaannada Shahaadada Qaatay Guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee FEIT ayaa maantii labaad waxaa uu wada bixinta aqoonsiga iyo Shahaadooyinka xildhibaannada Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomaliya, waxaana guddigu maanta Shahaadooyinkooda uu siiyay in…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baladweyne: Yaa Kusoo Baxay HOP#019 iyo HOP#059 Waxaa maanta magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan lagu doortay kuraas ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad, kuwaas oo tirsigoodu yahay HOP#019 iyo HOP# 059. Kursiga tirsigiisu yahay HOP#059 ayaa…