1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Aadan Madoobe oo Kormeeray Xafiisyada Guddiyada Baarlamaanka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xafiisyada guddiyada ee Golaha Shacabka BJFS. Guddoomiyaha ayaa u kuur galay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Aadan Madoobe oo Qaabilay Goddoomiyeyaashii Kaga Horeeyay Xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hooygiisa casuumaad ugu sameeyay Guddoomiyeyaashii hore ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya. Kulanka casho sharafta…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoonka Baarlamaanka oo Ka Wadahadlay Habsami U Socodka Shaqada Baarlamaanka Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta kulan la qaatay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe). Kulanka oo ay sidoo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoonka Baarlamaanka oo Ka Shiray Howlaha Horyaallo Ee Baaxadda Leh Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi iyo ku-xigeennada labada aqal waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wasiirka Amniga oo Maanta Hortagaya Golaha Shacabka Xildhibaannada golaha shacabka ee Baarlamaanka federalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku leh xaruntooda Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Ajendaha kulanka ayaa ah; 1. Warbixinta iyo Laxisaabtanka Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddi Loo Magacaabay Kasoo Talobixinta Heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran Guddoomiyaha golaha shacabka Shiikh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa guddi gaar u magacaabay kasoo talobixinta heshiiskii golaha Wadatashiga qaran oo dhowaan Muqdisho ay ku wada gaareen dowladda federalka iyo dowladaha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoonka Labada Aqal Kulan Ka Yeeshay Dardargelinta Howlaha Baarlamaanka Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargaysa,…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxay Ka Wadahadleeh Guddoomiye Aadan Madoobe iyo Shariif Shiikh Axmed? Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa okulan is xog-wareeysi ah la qaatay Madaxweynihii hore ee dalka ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Mudane…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Madoobe oo Magacaabay Guddi Baaraya Shaqaaqadii Baraawe Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay guddi gaar ah oo warbixin ka soo diyaariya shaqaaqooyinkii ka dhacay magaalada Baraawe ee Caasimada Dowlad Goboleedka Koonfur…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxay Ka Wadahadleen Guddoonka Golaha Shacabka iyo Guddiga Joogtada ah? Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo shir guddoomiyay kulanka 2-aad ee aan caadiga aheyn ee Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka ayaa…