1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xaliimo Yarey oo Berri Ku Dhawaaqi-doonta Waqtiga Doorashada Kadib dib u dhac horay ugu yimid ku dhawaaqista waqtiga doorashada ayey mar kale berri oo sabti ah u balansan yihiin guddiga madaxbannaan ee doorashada si ay ugu cayimaan maalinta…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Puntland iyo Jubbaland Kadib, Madasha Xisbiyada Ayaa Taageeray Aqalka Sare Madasha Xisbiyada Qaran oo warmurtiyeed ka Soo saarey go,aankii Aqalka Sare ee ku aadanaa habraacyada been abuurka ah ee la sheegay lagu sameeyey xeerkii ay Soo wada diyaariyeen Guddigii Labada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muuse Biixi Cabdi ” Soomaaliya waxa lagu tagi karaa oo kaliya Passaport-ka Iyo Calanka Somaliland “ Munaasibad loogu dabbaal-degayo 60-guuradii kasoo wareegtay markii gobolada waqooyi ay xoriyada ka qaateen Ingiriiska ayaa lagu qabtay madaxtooyda Somaliland. Halkan Ka Daawo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Iyo Khudbadii 26-Juun 2020…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muuqaal:-Wasiir Maareeye “Dowladda Waxay Furidoontaa Mashaariic Waaweyn Maalmaha Xoriyada” Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka ayaa sheegtay in sanadkan maalmaha xoriyada darteeda Dowladda ay daahfuri doonto mashaariic waa- wayn. Halkan Ka Daawo Wasiir Maareeye Oo Warbaahinta La Hadlay
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Farmaajo oo Dowlad Goboleedyada u Diray Casuumaad Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku casuumay Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir in ay kasoo qeyb galaan Shirka Golaha Amniga Qaranka ee JFS oo ka dhici doona…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muuqaal:-Cabasho Laga Keenay SidaLoo Maamulay Kursi Degaan Doorashadiisu Ahayd Magaalada Kismaayo Cabasho laga keenay Sida loo maamulay kursi degaan doorashadiisu ahayd Magaalada Kismaayo . Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Cabashada Laga Keenay Kuraasta
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Cabdi Xaashi oo Sharci Darro Ku Tilmaamay Sharciyada Horyaalla Golaha Shacabka Guddoomiyaha golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ayaa sharci darro ku tilmaamay sharciyo ay ansixiyeen golaha shacabka ama dood ka wadaan. Shuruucdan oo loo saaray guddi ka wada tirsanaa labada aqal…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Beenebeene: Waa in Matalaadda Banaadir Laga Dhigo 13 Xubin Xildhibaan Maxamuud Cabdiraxmaan Beenebeene oo ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa sheegay in matalaadda Muqdisho ay qeyb ka tahay dowladnimada. Xildhibaan Beenebeene oo Tweeterkiisa soo dhigay qoraalkan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka? Golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta markale lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho, kulanka ayaa dabajooga xeerkii shalay la horgeeyey golaha.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muuqaal:-Xildhibaan Sahra Cabdiqaadir OO Faah Faahisay Go’aan Ay Isku Raaceyn Xildhibaanada Ka soo Jeeda Somaliland Xildhibaan Sahra Cabdiqaadir ayaa faah faahin ka bixisay wixii ay isku ay ssku raaceyn Xildhibaanada Somaliland Halkan Ka Daawo Khudbad Ay Ka Jeedisay Golaha Shacabka