Maxkamadda sare ee dalka ayaa saaka u fariisatay galdacwadeedka cinqaabta ah ee eedaysane Sayid Cali Macallin Daa’uud oo loo haysto inuu xaaskiisa gubay horraantii bishii February ee sanadkan, waxaana dhageysiga bandhigga xeer-ilaalinta ka dib guddoomiyaha maxkamadda mudane Baashe Yuusuf uu su’aalaha weydiiyay qareenada