2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Munaasabad lagu xusayay af-gambigii dhicisoobay ee Turkiga ayaa lagu qabtay Muqdisho Xaflad lagu xusaayay sanad guuradii afaraad ee kasoo wareegtay markii af ganbi la isku dayay in dowladda turkiga lagu sameeyo uu dhicisoobay ayaa lagu qabtay safaarada Tukiga ee magaalada muqdisho.…
4 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ujeedka (Villa Soomaaliya) Ay Ka Leedahay Dacwadda Wariye “Gurbiye” Oo Dhibane U Ah Siyaasad Gurracan Maanta oo ay taariikhdu tahay 14, bisha Luuliyo, waxaa maxkamadda Gobolka Banaadir looga ballansan yahay dacwadda Wariye Cabdicasiis Axmed ‘Gurbiye’ oo ah Tifaftiraha guud iyo agaasime ku-xigeenka Goobjoog Media Group.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxay Ka Yiraahdeen Madaxda “ Mamul Goboleedyada” Arrimaha Doorashooyinka Iyo Marxaladda Kalaguurka? Madaxda Maamul Goboleedyada ee kala ah Axmed Madoobe (Jubbaland), Cabdicasis Lafta-gareen(Koonfur galbeed), Maxamed Waare (Hirshabelle), Axmed Qoorqoor(Galmudug) iyo Saciid Cabdullahi Deni oo ah (Puntland) ayaa 11-July 2020 waxa uu shir…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Daawo: Khudbaddii Madaxweynaha Puntland Uu Ka Jeediyay Shirka Wadatashiga Maamul Goboleedyada Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa amaanay da’daalka ay bilaaweeyn maamulka Galmudug,isagoo geesta kale sheegay in doorashooyinka dalka ay muhiim tahay in ay kawada hadlaan madaxda Dowladda Federaalka iyo hoggaamiyaasha…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Daaw: Hadal Jeedintii Madaxweyne Qoor Qoor Ee Furitaanka Shirka Maamul Goboleedyada Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor oo martigeliyey shirka dowlad goboleedyada oo ka furmay ayaa magadcelin u jeediyey inta ka soo qeybgashay iyo inta gacan ka geysatay,isagoo oo intaa raaciyey inuu yahay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Daawo>Dad Ka Cabanaya Dhul Boob Lagu Sameeyay Oo Dibadbax Ka Dhigay Degmada Kaaraan Dad isku soo baxay islamarkaana ka cabanaya dhul boob ay ku hayaan askar ka tirsan ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa maanta waxa ay dibadbax ay arrinkaasi uga soo horjeedaan ku dhigeen…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Soomaaliya Oo La Wareegtay Hoggaaminta Madasha Wasiirrada Waxbarashada, Hiddaha Iyo Dhaqanka Dalalka Carabta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la wareegtay hoggaaminta Madasha Wasiirrada Waxbarashada, Hiddaha iyo Dhaqanka dalalka Carabta oo ay ugu danbaysay guddoominteeda 37 sano ka hor. Wasiiru Dowlaha ahna Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muuqaal:-Madaxweyne Qoorqoor Oo Qabanaya Shir Uu Ku Guuldareystay Farmaajo Mudo Labo Sano Ah Madaxweynaha Galmudug Axmed Kaariye Qoorqoor oo haatan xafiiska jooga wax kayar 5 bilood ayaa qabanaya shir ay ka soo qeyb galayaan dhammaan madaxda dowlad goboleedyada, iyada oo looga arrinsanayo geedi-u-socodka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muuqaal:- Abukaataha Weriye Gurbiye Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Kiiskiisa Daahir Carab oo ah Abuukaataha Weriye Gurbiye ayaa sharaxaad ka bixiyay shaqada Weriyaha iyo isbadalladii ku yimid dacwada loo haysto mudane Cabdicasiis Axmed Gurbiye. Halkan Ka Daawo Abuukaate Daahir Oo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muuqaal:-Falaqeyn Ku Saabsan Xaalada Guud Iyo Xiisadihii Ugu Danbeeyay Wadanka Ethiopia Aqoonyaha iyo falanqeeye arimaha siyaasadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Daqare ayaa sharaxaad ka bixiyay xaalada guud iyo xiisadihii ugu danbeeyay ee Wadanka Ethiopia iyo sidoo kale arimaha Doorashooyinka. Halkan Ka Daawo Falanqeyn Ku Saabsan…