1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Sergey Lavrov: Itoobiya Waxaan Kala Shaqeyn Doonnaa Dhisidda Xarunta Nukliyeerka Tiknoloojiyadda Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka Sergey Lavrov, ayaa sheegay in dalkiisu uu ku dadaali doono sidii Itoobiya loogu dhisi lahaa xarunta Nukliyeerka Tiknoloojiyadda oo laga dhalinayo tamarta. Arrintan ayaa timid ka…
6 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump Oo Waddada U Xaarey Dagaal Ganacsi Oo Adduunka Ka Bilawda! Toddobaad ka hor, xukuumadda Maraykanka ee Trump hoggaanka u hayo ayaa ku dhawaaqday qorshe ay waddo oo ay tacriifad dheeraad ah ku saarayso Aluminum-ka iyo steel-ka dibedda looga soo dhoofsho…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dhaxalsugaha Boqortooyada Sacuudiga Oo Maanta Booqanaya UK Iyo Dibadbaxyo La Filayo Inuu La Kulmo Dhaxalsugaha Boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan ayaa la filayaa in uu maanta oo Arbaco ah gaaro waddanka UK si uu ula kulmo masuuliyiinta dalkaasi ugu sarraysa. Booqashada dhaxalsuguhu waxa la…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Koofurta Suudan Oo Codsi Xubinnimo U Dirsatay Ururka Jaamacadda Carabta Dowladda Koofurta Suudaan ayaa codsi u gudbisay ururka Jaamacadda Carabta si ay xubin uga noqoto, sidaasi waxaa laga soo xigtey ilo diblomaasiyadeed oo dhanka ururka Jaamacadda ah. Ilo wareedyadan diblomaasiyadeed…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Tillerson Oo Booqasho Uga Bilaabaneysa Africa Xoghaya arrimiha dibadda mareykanka Rex W. Tillerson ayaa la filayaa in maanta uu booqasho rasmi ah uu ku yimaado qaaradda Africa. Wadamada uu tagayo xoghayuhu waxaa ka mid ah Chad, Djibouti,…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wasiirka Arrimaha Dibadda Faransiiska Oo La Kulmay Madaxda Iran Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Faransiiska Jean-Yves Le Drian ayaa maanta oo Isniin ah la kulmay Xoghayaha Guud ee Golaha Amniga Qaranka Iran Cali Shamqaani. Labadan mas’uul ayaa waxa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Suudaan Oo Safiirkeeda Dib Ugu Celineysa Qaahira Wasaaradda arrimaha dibadda Suudaan ayaa sheegtay in safiirkii u fadhiyey magaalada Qaahira ee caasimadda Masar uu dib ugu laaban doono dalkaas, ka dib markii ay xukuumadda Khartuum ay u yeertay…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Baarlamaanka Itoobiya Oo Ansixiyey Xaaladdii Degdegga Ahayd Ee La Soo Rogey Xaaladdii degdegga ahayd ee lagu soo rogey dalka Itoobiya ayaa shalay cod loo qaaday. Si go’aanka dawladdu u dhaqangalo, waxa shari ahaan waajib ah in 2/3 kamid ah Baarlamaanka waddankaasi…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Djibouti Oo DP World Kala Noqotay Dekaddii, Kuna Sheegtay Heshiiska Caddaalad Darro Dawladda Djibouti ayaa khamiistii dhawayd ee 22-ka bisha Febraayo si xoog ah kula wareegtey dekadda Doraleh ee ay gacanta ku haysey shirkadda laga leeyahay Dubai ee DP World. Bayaan laga…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Soomaaliya Oo Kaalinteedii Waddanka Adduunka Ugu Musuqa Badan Xajisatey Shalay ayaa ay hay’adda “Tranparency International” soo saartay warbixinteedii sannadlaha ahayd ee musuqmaasuqa adduunka iyo kaalinta uu waddan kasta kaga jiro liiska. Cabbirkan (index) waxa uu xog ka raadiyaa musuqmaasuqa…