2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mukhallisiin iyo 35 Qof oo Tahriibayaal Yurub u Socday Ayaa Lagu Qabtay Dalka Mauritania Ciidamada ammaanka dalka Mauritania ayaa qabtay labo nin oo mukhalisiin ah oo u kala dhashay dalalka Senegal iyo Mali, kuwaas oo tahriibinayay 35 qof oo sharci darro ah dalka Spain.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Midowga Yurub oo Lagu Eedeeyay inuu Ka Gaabiyay Mas’uuliyaddii Ka Saarneyd Dadka Ku Qariqmaya Badda Mediterranean-ka Ururro aan dowli ahayn oo taageera dadka muhaajiriinta ah ee ka soo gudba badda Mediterranean-ka ayaa eedeeyn u soo jeediyay Midowga Yurub oo ay ku tilmaameen inuu ka gambanayo mas’uuliyaddiisa…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka 3500 Oo Rayid Ah Ayaa Maalin Walba Ka Baxsado Dagaallada Koofurta Suudaan, Q.M Qaramada Midoobay oo ka digtahy iney sii socdaan holwlaha barakaca ah ee ka socda wadanka Suudaanta koonfureed xilli ay kumanaan ruux ay halkaasi iskaga hayaamayaan iyagoo dadkaasi ay uqaxayaan wadamada…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka 18 Qof Oo Ku Geeriyootay Iska Hor imaad Ka Dhacay Niger 18 qof ayaa dhimatay halka ay dhaawacmeen 43 qof oo kale shaqaaqooyin ka dhax dhacay xoolo dhaqato iyo beeraaley meel u dhaw magaalada Bangui ee caasimadda Niger talaadadii shalay, waana…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ol’olah Doorasho ee Clinto oo Cambaareyn Usoo Jeediyay Agaasimaha FBI Mas’uuliyiinta ugu sarsareysa ee ol’olaha doorasho ee xisbiga dimuqraadiga ah, ayaa cambaareeyay agaasimaha xafiiska Dembi Baarista(FBI) James Komei, in xafiiskiisu sheego in e-maillo cusub oo ay leedahay Hillary Clinton uu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dibad-Baxayaal Dalbaday In Ay Is Casisho Madaxweyne Park Dibad-Baxayaal ilaa 12,000 gaaraya ayaa ku dibad baxay madaxweynaha Koofurta Kuuriya Park sida ay sheegtay wakaaladda wararka Yonhap news agency. Madaxweynaha Koofurta Kuuriya ayaa lagu eedeeyay in Dukumenti muhiim ah…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Interpol oo Gacanta Ku Dhigay Hub iyo $460 Milyan oo Sharci Darro ah Booliska Dambiyada Caalamiga ah ee Dunida ‘Interpol’ ayaa sheegay iney gacanta ku dhigeen lacago sharci darro ah oo gaaraysa illaa 460 Milyan oo doolar iyo hub fudud oo isna gaaraya…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka 59 Ruux oo Ku Geeriyootay Weerar ka Dhacay Dalka Pakistan Waxaa geeriyooday 59 qof halka 117 qof oo kale uu soo gaaray dhaawacyo khatar ah, ka dib markii rag hubaysan ay soo galeen goob akademiyad ah oo booliska lagu tababaro…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Amiirka Qatar Oo Geeriyooday Dalka Qatar ayaa sheegay in uu geeriyooday amiirkii hore ee dalkaasi Sheekh Khalifa Bin Xamad Al-taani. Amiirka ayaa geeriyooday shalay isagoo da’diisa lagu sheegay 84 jira, muddo 3 maalmood ah…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Clinton: Trump Waxa uu Khatar Ku yahay Dimuqraadiyadda Mareykanka Murashaxa xisbiga dimuqraadiga dalka Mareykanka Hillary Cilnton ayaa aad u dhaliishay siyaasadaha Doland Trump oo ay ku sheegtay mid khatar ku ah dibmuqraadiyadda dalka Mareykanka. Cilnton oo ka hadlaysay kulan…