1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Madaxweynaha Masar Cabdifataax Siisii oo Kulmaya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in uu todobaadka dambe magaalada Qaahiro kula kulmo madaxweynaha dalka Masar Cabdifataax Siisi sida wakaaladda wararka ee dalka Turkiga Anatolia ay kasoo…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Warbixin : Barashada Diinta oo Wali Muqdisho Loogu Soo Xireysto (Dhageyso) Tan iyo intii diinta islaamka ay soo gaartay dhulka Soomaaliyeed xili u dhow markii ay diinta soo degtey ayaa gayiga Soomaaliyeed sida kaliya ee diinta looga baran jirey waxa ay…
6 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Sooyaalka Geedi Socodka Wadahadalada Dowladda Federaalka iyo Somaliland Maamulka Somaliland waxa uu gooni isu taag ku dhawaaqay 18 May 1991, balse ma jiro hal dal oo adduunka ka tirsan oo aqoonsaday Somaliland, waxaa intaasi barbar socotey in dalka…
4 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dhageyso: Warbixin Ku Saabsan Kaluumaysiga Xilliga Habeenkii Ee Dhalinyarada Magaalada Muqdisho Dad badan oo kalluumeysato ayaa habeen kasta marka ay urtu kala degto u jalaabasho taga jamalada waaweyn ee ku teedsan xeebaha magaalada Muqdisho, iyaga oo ka faa’iideysta dhaqdhaqaaqa bada dusheeda…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Yemen oo Kulan Sagootin ah La Qaatey Safiirka Soomaaliya Dalkaasi Madaxweynaha Yemen Cabdul Rabuu Mansuur Haadi aayaa kulan sagootin ah la qaatay safiirka Soomaaliya dalkaasi Ismaaciil Khaasim Naaji kaasi oo waqtigiisii safiirnimo uu dhamaaday, kana soo laabanaya dalkaasi. Madaxweynaha Yemen…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Jabuuti oo Sheegtey in Maxaabiis Dagaal ay Ka Heysato Dowladda Eritrea Wasiirka arrimaha dibada dalka Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa ka deyriyey xaaladda nolol iyo geeri waxa ay ku suganyihiin maxaabiis dagaal oo dowladda Eritrea ka heysato Jabuuti, kuwaasi oo lagu…
11 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dhageyso: Waayihii iyo Wax Qabadkii Ra’isulwasaare Cabdiwali (Akhriso) Muddo sanad ah ayaa laga joogaa maalintii xilka loo magacaabay Ra’isulwasaare Cabdiwali Sheekh Axmed, maalintii xilka loo magacaabayna waxa ay ku beegneyd 12-kii bishii Diseembar, 2013-ka, waxaana kaliya ka dhiman…
6 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Taariikh Nololeedka Shariif Xassan Sheekh Aadan Shariif Xassan Sheekh Aadan ayaa maanta loo doortey madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed, hadaba maxaa laga yaqaanaa taariikh nololeedka Shariif Xassan Sheekh Aadan?. Goobjoog News ayaa baaris iyo dabogal kadib…
4 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Sooyaalkii Maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya Maanta waxaa magaalada Baydhabo lagu doortey madaxweyne cusub oo uu yeelanayo maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, waxaana xilkaasi loo doortey Shariif Xassan Sheekh Aadan. Hadaba Maamulka Koonfur Galbeed waxa uu…
7 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Warbixin Gaar Ah : Baarlamaanka Socod-Baradka Ah ee Soomaaliya, Goorma Ayuu Barmoosayaa ? Sawirka waxaa idiinka muuqan kara aqalkii hore ee baarlamaanka Soomaaliya oo si weyn u burbursan, waxa kaliya ee ka harsana uu yahay dhismihii astaanta u ahaa baarlamaanka taasi oo sidoo…