2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Israa’iil oo malaayiin doollar ku bixineysa dib u soo celinta taageerada Mareykanka Warar soo baxaya ayaa sheegaya in maamulka Israa’iil uu qorsheynayo inuu ku bixiyo malaayiin doollar ololeyaal xiriir dadweyne iyo warbaahineed ah oo lagu xoojinayo taageerada ay ka hesho gudaha Mareykanka.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Walaac xooggan oo laga muujiyey heshiiska Mareykanka iyo Iiraan, duqeymaha Israa’iil ee Lubnaan awgood. Wada-haddalladii qorsheysnaa ee u dhaxeeyay dowladaha Mareykanka iyo Iiraan ee lagu qaban lahaa dalka Swisarland, kuwaas oo looga hadli lahaa tafaasiisha farsamo ee heshiiska xabbad-joojinta, ayaa si lama filaan ah u curyaamay ka dib markii dib loo dhigay.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo Israa’iil ugu baaqay inaysan weerarin Saaxiibka kaliya ee xoogga leh ee u haray Madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka, JD Vance, ayaa baaq adag u diray xubnaha sida weyn u dhaleeceeya maamulka Israa’iil dhexdeeda, isagoo uga digay inay wiiqaan xiriirka kala dhaxeeya xulafadooda ugu weyn ee reer Galbeedka.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qaraxyo iyo Rasaas Xooggan oo Laga Maqlay Garoonka Diyaaradaha ee Caasimadda Niger Qaraxyo iyo rasaas culus oo socotay in ka badan hal saac ayaa aroornimadii Khamiista laga maqlay agagaarka garoonka diyaaradaha ee magaalada Niamey, caasimadda dalka Niger, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Reuters.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hindiya oo Si KMG ah u Xannibtay Telegram Kadib Fadeexad La Xiriirta Imtixaanka ardayda Caafimaadka Dowladda Hindiya ayaa si ku-meel-gaar ah u xannibtay adeegga fariimaha ee Telegram, kadib markii lagu eedeeyay in madashan in loo adeegsaday khiyaano iyo musuqmaasuq la xiriira imtixaanka qaran ee gelitaanka kulliyadaha caafimaadka (NEET)
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Sidee dunida uga falcelisay Heshiiska Nabadeed ee Maraykanka iyo Iiraan ? Dunida ayaa si weyn u soo dhaweysay heshiiskii ay gaareen Maraykanka iyo Iiraan ee lagu soo afjarayo colaaddii u dhexeysay labada dhinac, taas oo sidoo kale la xiriirtay weerarrada Israa’iil ee Iiraan iyo Lubnaan.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wax ka Ogaw Qodobada Ku Jira Is-afgaradka Mareykanka iyo Iiraan Wakaaladda wararka ee Reuters ayaa soo xigatay sarkaal sare oo Iiraani ah, kaas oo sheegay in nuqulka ugu dambeeya ee heshiis is-afgarad ah oo ay ka wada xaajoonayaan Mareykanka iyo Iiraan uu ka kooban yahay qodobbo dhowr ah oo la xiriira arrimaha nukliyeerka, cunaqabataymaha iyo amniga marin-biyoodka gobolka.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Iiraan Oo Ku Hanjabtay inay jawaab ka bixinayso Weerarkii Israa’iil Ee Beyruut Kaaliyaha Taliyaha Xarunta Khatam al-Anbiya ee dalka Iiraan ayaa sheegay in weerarkii ay Israa’iil ku qaadday xaafadda koonfureed ee magaalada Beyruut uusan ahaan doonin mid jawaab la’aan ku dhammaada.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump: Heshiiska Iiraan maanta ayaa la saxiixayaa Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in heshiiska bariga Dhexe ee u dhexeeya Mareykanka iyo Israa’iil iyo Iiraan la saxiixo maanta oo Axad, isagoo ku tilmaamay tallaabo muhiim ah oo lagu soo afjarayo xiisadaha gobolka.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Imaaraadka Carabta Oo Lagu Eedeeyay Inuu Iiraan U Fasaxay Balaayiin Doollar Iyadoo Wadahadallada Nabadda Ay Marayaan Heer Gabagabo Ah Warbixin gaar ah oo ay baahisay wakaaladda wararka ee Reuters ayaa lagu sheegay in Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta ay oggolaatay in la sii daayo balaayiin doollar oo la xiriira dhaqaalaha Iiraan, iyadoo tallaabadan lagu tilmaamay mid qayb ka ah dadaallada lagu dejinayo xiisadaha gobolka kadib dagaalladii u dhexeeyay Iiraan, Mareykanka iyo Israa’iil.