2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Khasaare ka dhashay dooni ku degtay xeebaha Yemen Ugu yaraan 13 qof ayaa dhimatay halka 14 kalena ay weli maqan yihiin kaddib markii doon tahriib ah ay ku qalibmatay xeebaha Yemen, sida uu Axaddii ku soo warramay Ururka Caalamiga ah ee Socdaalka (IOM).
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Masar oo ka digtay cawaaqib xumada ka dhalan karta xiisadda Israa’iil iyo ururka Xisbullaahi. Madaxweynaha dalka Masar Cabdifitaax Casiisi oo kulan la yeeshay Taliyaha ugu sarreeya ciidamada Mareykanka Janaraal C.Q. brown ayaa ka digay halista iyo cawaaqib xumada ka dhalan kara xiisadda sii kordhaysa ee maamulka Israa’iil iyo ururka Xisbullaahi.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xisbullah oo weerar gantaallo ah ku qaaday Israa’iil Ururka Xisbullah ee dalka Lubnaan ayaa ku dhawaaqay in ay soo afjareen waxa ag ugu yeereen wajigii koowaad ee weerarka cirka ah ee lagu qaaday Israa’iil iyadoo si buuxda loogu guuleystay.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mucaaradka Israa’iil oo ugu baaqay Natenyahu in uu oggolaado xabbad joojinta Qasa Hoggaamiyaha mucaaradka Israa’iil ayaa ku baaqay Mr Netanyahu in uu oggolaado heshiis xabbad joojin ah oo deg deg ah oo laga gaaro Gaza.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Israa’il oo duqeyn ku dishay Shan carruur ah oo mataano ahaa Sida ay xaqiijiyeen goobaha Caafimaadka ee Falastiin Ciidamada Israa’iil oo sii wada duqeymaha ay ka wadaan Marinka Gaza, ayaa xalay dilay ugu yaraan 29 Falastiiniyiin ah oo ay ku jireen 5 carruur ah oo mataano ahaa
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maraakiib Dagaal oo Shiinaha iyo Filibiin ay leeyihiin oo isku dhacay Maraakiibta dagaalka Shiinaha iyo Filibiin ayaa isku dhacay xilli ay gaaf wareegayeen aag badeed lagu muransanyahay ee
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Haweeneey iyo Afar Carruur ah oo Ku Dhintay Shil Gaari oo Ka Dhacay Kenya. Wararka ka imaanaya Ismaamulka Nakuru ee dalka Kenya ayaa sheegay in haweeney iyo afar carruur ahi ay ku dhintay deegaanka Mbaruk Taliyaha booliska ee ismaamulka Gilgil Jamleck Ngaruiya ayaana xaqiijiyay
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Kenya oo Maxkamadaynaysa Hoggaamiye Diimeed Taageerayaashiisa Ku Amray Inay Gaajo Isku Dilaan. Hoggaamiyaha koox diimeedka loo yaqaanno ururka gaajada ee dalka Kenya ayaa la soo taagay maxkamad si loogu qaado gal-dacwadeed ku saabsan dhimashada in ka badan 400 oo xertiisa ah, kuwaas oo ku geeriyooday mid ka mid ah.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Magaalooyin Ku Yaalla Giriigga oo Dadka Laga Daad-gureeyay Cabsi Laga Qabo Dab Ku Sii Faafaya Keymaha u Dhow Owgiis Boqolaal gaadiidka dab-damis ah oo ay taageerayaan daraasiin diyaarado ah oo biyaha daadinaya ayaa la dagaallamaya dab weyn oo ka holcaya dhul kaymo ah oo ku yaalla dhinaca waqooyi ee caasimadda dalka Giriiga.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Brazil oo Baareysa Sababta Keentay Diyaarad Ku Burburtay Gobolka Sao Paulo Mas’uuliyiinta dalka Brazil ayaa ku howlan sidii ay u ogaan lahaayeen waxa sababay in diyaarad dad rakaab ahi ay saarnaayeeni ay ku burburto gobolka Sao Paulo, ayna ku dhinteen dhammaan 62-kii qof ee la socday,