1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Faarujiyay Deegaanka Tooratoorow Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa habeenkii xalay ahaa waxa ay faarujiyeen deegaanka Tooratoorow ee gobalka Shabellaha Hoose. Wariyaha Goobjoog News ee gobalkaasi Maxamed Cabdi Xasan Afgooye ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Howlgal Ka Dhan Ah Al-shabaab Oo Ka Socda Leego Wararka saaka ka imaanaya deegaanka Leego ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa ku waramaya in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay halkaasi ka wadaan howlgal ka dhan ah Al-shabaab.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Dhacay Duleedka Magaalada Kismaayo Dagaal u dhaxeeyay ciidamada Jubbaland iyo kuwa Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa in habeenkii xalay ahaa uu ka dhacay duleedka waqooyi ee magaalada Kismaayo. Wararka ayaa waxay sheegayaan in Xarakada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda iyo AMISOM oo Ku Laabtay Leego Magaalada Leego oo maalintii jimcihii dagaal ba’an ay kula wareegeen dagaalyahanada Alshabaab, islamarkaasina qasaare xooggan ay ku gaarsiiyeen ciidamada AMISOM ayaa waxaa hadda dib ugu laabtay ciidamada dowladda iyo kuwa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Ka Guurey Dugsiga Sare Afgooye iyo Iskoolka oo Dib Loo Furey Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka guurey dugsiga sare ee degmada Afgooye halkaasi oo ay degenaayeen muddo 3 sano ee lasoo dhaafay, waxayna tani suurogalisey in iskuulkii dib loo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibabadbax Ka Dhan Ah Dowladda Federaalka Oo Maanta Ka Dhacay Magaalada Garoowe Magaalada Garoowe ee xarunta gobalka Nugaal waxaa maanta ka dhacay dibadbax looga soo horjeedo dowladda Federaalka, gaar ahaan siyaasadda dowladda ee gobalada dhexe. Shacab badan ayaa isugu soo baxay fagaare…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh “Ma Dhici Doonto Wax Muddo Kordhin Ah” Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale ku celiyey in dowladdiisa ay ka go’an tahay in dalka ay doorasho ka dhacdo sannadka 2016, isla markaana la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nicholas Key Oo Soo Dhaweeyay Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Iyo Ku Xigeenadiisa Ergyga gaarka ee Xogheyaha guud Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Nicholas Key ayaa soo dhaweeyey doorashada afhayeenka baarlamaanka Galmudug iyo ku xigeenadiisa. Nicholas Key waxaa uu u hambalyeeyay Mr. Cali Gacal…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo Oo Laga Soo Dhaweeyay Doorashadii Shalay Ka Dhacday Cadaado Magaalada Gaalkacyo ayaa maanta laga soo dhaweeyay doorashadii shalay ka dhacday magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud, taasi oo lagu doortay gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug iyo ku xigeenadiisa. Mas’uuliyiin ku sugan Gaalkacyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Sheegtay In Ay Xirtay Rag Lala Xiriirinayo Al-shabaab Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigtay Laba Nin oo u dhashay dalka Tanzania kuwaasi oo loo maleynayo inay katirsan yihiin Xarakada Al-shabaab. Wasiirka Arimaha gudaha Kenya Joseph…