1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xarakada Al-shabaab Oo Dhinac Ka Maamulaysa Deegaanka Leego Maalintii shalay ahayd waxaa deegaanka Leego ee gobalka Shabellaha Hoose ka dhacay dagaal xoogan oo u dhaxeeyay ciidamada AMISOM iyo kuwa Al-shabaab, kaasi oo sababay dhimashada iyo dhaawaca dad badan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dalka Jabuuti oo Maanta Looga Dabaaldagayo Maalinta Xoriyadda Waxaa maanta dalka Jamhuuriyadda Jabuuti looga dabaaldagayaa maalintii xornimada uu dalkaasi ka qaatay gumeystihii Faransiiska oo muddo dheer ka talinayay sanadkii 1977. Xornimada ayaa timid kadib markii afti laga qaaday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Alshabaab oo Weerar Ku Qaaday Dhoobleey Wararka ka imanaya magaalada xudduuda ku taala ee Dhoobleey ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in halkaasi ay weerar ku qaadeen xarakada Alshabaab habeenkii xalay ahaa. Wararka waxa ay intaasi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jeneraalka Gadoodey ee Puntland oo Sheegey in Kaliya Ay Doonayaan Xuquuqda Ciidamada Jeneraal Muxyadiin oo ahaa taliye ku xigeenkii ciidamada booliiska Puntland ee uu xilka ka qaaday Cabdiwali Cali Gaas ayaa sheegey in ciidankiisa sababta ay u gadoodeen ay tahay oo kaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu Sunnah oo Shir Maamul U Sameyn Ka Furtey Dhuusamareeb Ururka Ahlu Sunna Wal Jamaaca ayaa magaalada Dhuusamareeb ka furey shir maamul loogu sameynayo gobolada dhexe, waxaana shirkaasi ka qeybgalay ergo ka kala socotey deegaano kala duwan oo ka tirsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sargaal Sare oo Ka Tirsan Ciidamada Jubba oo Qarax Lagu Diley Col. Mursal Geeddi oo ahaa taliyaha ururka koowaad ee ciidamada Jubbaland ee aagga Buulo Guduud ayaa maanta ku dhintey qarax miino oo loo dhigey jidka xili uu kusii jeedey furumaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warar Dheeraad oo Kasoo Baxaya Dagaalkii Leego Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalkii Leego maanta ee dhexmaray ciidamada Alshabaab iyo kuwa AMISOM, waxayna wararka sheegayaan in qasaaraha dagaalka ka dhashay uu aad u kordhey. Wararka qaar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Degdeg ah: Qaraxyo Gilgilay Dundida Carabta 19 qof ayaa ku dhimatay weerar lagu qaaday labo Hotel oo kuwa ay degan yihiin dalxiisayaasha ah dalkaasi Tunis ee waqooyiga Afrika. Qaraxyadan ayaa ka dhacay deegaanka Susa ee Bariga dalkaasi,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland Iyo Itoobiya Oo Heshiis Kala Saxiixdey Ra’isulwasaaraha dalka Itoobiya Heila Maryam Desileg iyo madaxweynaha maamulka KMG ah ee Jubbaland ayaa magaalada Addis Ababa ku kala saxiixdey heshiis qeexaya waxyaabo ay dowladda Itoobiyo ka caawineyso maamulka Jubbaland.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Odayaal Dhaqameed Lagu Dilay Gedo Wararka ka imaanaya gobalka Gedo ayaa ku waramaya in maanta iyo xalay deegaanno ka mid ah gobalkaasi, gaar ahaan ku dhaw xadka Kenya lagu dilay Laba Oday dhaqameed. Dabley Hubeysan…