1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo La’aan Laga Soo Sheegayo Deegaanka Gadoon Ee Gobalka Gal-gaduud (Dhageyso) Biyo la’aan ayaa xilligaan laga soo sheegayaa deegaanka Gadoon ee gobalka Gal-gaduud, iyadoo dadka halkaasi ku dhaqan ay cabasho arintaasi la xiriirta muujinayaan. Deegaankaasi waxaa ku yaala Hal Ceel oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyahii Hore ee Mudug Oo Sheegay In Dad Gaar Ah Ay Hurinayaan Dagaalka Saaxo (Dhageyso) Gudoomiyahii Hore ee gobalka Mudug ee Galmudug Maxamuud Guure Guuleed ayaa sheegay in ay jiraan shaqsiyaad gaar ah oo ka shaqeynaya hurinta dagaalo u dhaxeeya beelo wada dega deegaanka Saaxo.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulamo Looga Dalbanayo Ra’iisul Wasaare Cumar Soo Dhisidda Xukuumada Tayo Leh Oo Muqdisho Ka Dhacay Magaalada Muqdisho waxaa maalmihii ugu dambeeyay ka dhacayay kulamo gaar gaar ah, kaasi oo ay yeelanayeen qaar ka mid ah Odayaasha Dhaqanka Iyo Waxgaradka Soomaaliyeed, kuwaas oo baaqyo iyo talooyin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cali Khaliif Galeyr “ Hanaanka Wax Qeybsiga 4.5 Waxyaabo Badan Ayuu Caqabad Ku Noqday” Madaxweynaha maamulka Khaartumo State ayaa ka hadlay arimo badan oo ku aadan hanaanka Soomaalida wax ku aqeybsato ee ah 4.5, taasi oo uu sheegay in wax badan ay caqabad ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sarakac Ku Yimid Qiimaha Lagu Iibiyo Kaluunka Suuqyada Magaalada Muqdisho (Dhageyso) Waxaa sare u kac xoogan uu ku yimid qiimaha la kala siisto Kaluunka noocyadiisa kala duwan suuqyada magaalada Muqdisho, kaas oo hadda aad uga sareeya qiimahii hore ee la iibin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Laba Wariye Oo Katirsan Goobjoog Fm Oo Maalintii Labaad Ku Jira Gacanta Ciidamada Dowladda Federaalka Waxaa maalintii Labaad gacanta ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ku jira Laba Wariye oo ka tirsan Goobjoog Fm, kuwaa oo shalay gelinkii dambe ay ciidanka qabteen iyaga oo howshooda shaqo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Halkan ka dhageyso barnaamij wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEGDEG AH : Wariyeyaal Goobjoog Ka Tirsan oo La La’yahay Wariyeyaal ka tirsan idaacadda Goobjoog ayaa la la’yahay caawo meel ay jaan iyo cirib dhigeen, iyada oo markii dad ugu war dambeysey ay gudanayeen hawlahooda shaqo casirnimadii maanta, gaar ahaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada Cusub ee Koonfur Galbeed oo Yeeshey Kulankoodii Ugu Horeeyey Golaha wasiirada maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta yeeshey kulankoodii ugu horeeyey xili shalay uun lasoo dhamaystirey golaha. Waxaa shir guddoominayay ku simaha madaxweynaha Maxamed Xasan Fiqi oo ah wasiirka Beeraha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Qarax Xoogan Oo Goordhaw ka dhacay Nawaaxiga Xerada Afisyooni ee Magaalada Muqdisho Wararka haatan nasoo gaaraya ayaa waxay sheegayaan in Qarax Xoogan uu ka dhacay meel aan ka fogeyn Xerada Afisyoone degmada Xamarjajab ee Magaalada Muqdisho, iyadoo sidoo kale la maqlay rasaas…