1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afti: Kurdiyiinta Oo 92% U Codeeyay Madaxbannaani Sida ay sheegayan guddiga doorashada gobolka Kurdistaan, 92% dadkii codkooda ka dhiibtay aftida waxaa ay u codeeyeen in gobolkaasi madaxbannaani ka qaato dalka Ciraaq. Inta badan, dalalka gobolka iyo adduunka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhaawacyada 7 Qof Oo Shacab Ah Oo La Gaarsiiyay Isbitaalka Degmada Baardheere, Gedo Ku dhowaad 7 qof oo ku dhaawacmay duqeymo diyaaradaha dagaalka Kenya ay ka geystay Gobalka gado ayaa maanta la gaarsiiyay degmada Baardheere. 6 qof ayaa Goobjoog loo xaqiijiyay in duqeymahani…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Xildhibaannadii Gaaray Cadaado Oo La Kulmay Xaaf Xildhibaanno ka tirsan Labada aqal ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta gaaray degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud, waxaana hoggaaminayey guddoomiye ku xigeena 1-aad ee aqalka sare Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari)…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AKHRISO:- Madaxda Maamul Goboleedyada Oo Ka Hadlay Arrimo Ay Kamid Tahay Xiisadda Galmudug Madaxda maamul goboleedyada Puntland, Jubbaland, K/galbeed, Hirshabelle iyo Galmudug ayaa qoraal ay si wadajir ah usoo saareen waxay kaga hadleen xiisadaha siyaasadeed ee ka jira Galmudug, go’aanka dowladda ka qaadatay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xoghayahii Ururuka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed Oo Lagu Diley Muqdisho Rag hubeysan ayaa goor dhow waxay degmada X/weyne ee magaalada Muqdisho ku dileen Canab C/laahi Xaashi oo ahayd xoghayihii ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed, waxaana sidoo kale halkaasi ku dhintey Axmed…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanno Labada Gole Ee Faderaalka Ah Oo Ku Sii Jeeda Cadaado Xildhibaanno ka tirsan labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah ayaa saaka u duulay magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah ee maamulka Galmudug. Abshir Maxamed Axmed(Bukhaari) guddoomiye ku-xigeenka aqalka sare oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasi Maxamed Xaaji “Dowladda Farogelinta Haka Deyso Galmudug” Mid kamid ah siyaasiyiinta Galmudug ayaa dowladda ku eedeeyay inay fargalin ku heyso dowlad goboleedka Galmudug. Maxamed Xaaji Xuseen oo horey u soo noqday wasiirka arrimaha gudaha maamulkii Ximan iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cosoble “Dowladda Federaalka Waxay Dumineysaa Maamul Goboleedyada” Madaxweynihii hore ee maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaaliya ay ku howlan tahay duminta maamul goboleedyada dalka. Cosoble oo u waramay Goobjoog Fm, isaga oo…
2 daqiiqo Sheeko:War Golaha Shacabka: Yaa Wado Mooshinka Ka Dhanka Ah Imaaraadka Carabta? Xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa dowladda Imaaraadka ka gudbiyay Mooshin iyaga oo sheegaya in uu safiirkooda faragelin iyo daba-mareen uu ku haayo dowladda Soomaaliya. Xildhibaanno…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Xasaradda Galmudug Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Galmudug oo tiradooda ku sheegay 52 Xildhibaan ayaa xalay xilka ka qaaday Madaxweynaha maamulkaas Axmed Ducaale Geelle Xaaf, Saacado kadib Xildhibaanno kale oo madaxtooyada ku shiray…