1 daqiiqo Sheeko:War Golaha Shacabka Oo Bilaabay Doodda Qalbi Dhagax Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa bilaabay doodad ku aadan dhiibistii C/kariin Qalbi Dhagax. Kulankaan waxaa shir guddoominaya guddoomiye Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, waxaana soo xaadiray 175 mudane.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bandhigga ‘Muqdisho Book Fair’ oo Maanta Furmay Waxaa maanta si rasmi ah gobolka Banaadir uga furmay Moqdisho Book Fair oo sanadkan ay u noqoneyso kii saddexaad oo xiriir ah oo bandhigga lagu qabto gudaha magaalada. Sanadkan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sarkaal Goobjoog U Waramay Colaado Ku Soo Noq-noqda Shabeellada Hoose Guddoomiye ku xigeenka dhanka Amniga ee gobolka Shabeellada hoose Mudane Cali Nuur ayaa Wareysi uu siiyay Goobjoog News waxaa uu kaga hadlay dhibaatooyinka soo noq-noqday ee gobolka wali ka taagan,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weriye Ku Geeriyooday Magaalada Muqdisho Waxaa saakay ku geeriyooday magaalada Muqdisho Allaha ha u naxariistee wariye Cabdullaahi Cismaan Macalin oo ka mid ahaa howlwadeennada Telefishinka Jubbaland. Wariyaha ayaa u geeriyooday dhawaac ka soo gaaray qaraxii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 8 Murashax Oo Jowhar Ku Soo Bandhigaya Barnaamijkooda, Akhriso Magacyada Waxaa maanta magaalada Jowhar ka bilaabanaya khudbadaha murashaxiinta u tartamaya madaxtinnimada maamulka Hirshabeelle. Illaa 8 murashax ayaa u tartamaya jagada u tartamaya, waxaana maanta la dhageysan doonaa khudabahooda oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:War Golaha Shacabka Oo Maanta Ka Doodaya Arrinta Qalbi-dhagax Xildhibaannada golaha shacabka ayaa maanta xaruntooda ku yeelanaya kulankii caadiga ahaa, waxaana lagu wadaa in ay ka doodaan arrinta Cabdikarim Qalbi-dhagax. Arrinta Qalbi-dhagax ayaa noqotay mid hareysay ajendayaasha labada aqal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Ciraaq Oo Diiday In Gobolka Kurdish Degan-yihiin Uu Qaato Madaxbanaani Golaha baarlamaanka Ciraaq ayaa cod aqlabiyad leh ugu codeeyey in gobolka Kurdistaan uusan qaadan madax banaani ama uusan ka go’in Ciraaq inteeda kale kaasi oo doonayey in madaxbanaanida uu qaato…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Oo La Kulmay Danjiraha Denmark u Fadhiya Soomaaliya Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa kulan la qaatay danjiraha dawladda Denmark u fadhiya Soomaaliya Mss Mette Knudsen, kulankani ayaa labada dhinac waxa ay kaga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax Ka Agow Xaaladda Dadkii Ku Waxyeeloobay Qaraxii Shalay Ee Muqdisho Lix ruux oo qaba dhaawacyo kala duwan kuna waxyeeloobay qarax shalay ka dhacay Muqdisho ayaa la geeyay Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho . Dhaqaatiirta yaa ku waramaya in xaaladdooda caafimaad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baay: Dagaalyahanno Ka Tirsanaa Al-shabaab Oo Isku Dhiibay Dowladda Maamulka degmada Qansaxdheere ee gobolka Baay ayaa sheegay in ay isku soo dhiibeen Labo nin oo ka tirsanaa dagaalyahannada Xarakada Al-shabaab. Guddoomiyaha degmadaasi Aadan Cabdi Qooqane oo la hadlay warbaahinta…