4 daqiiqo Sheeko:War Warbixin: Xildhibaannada Oo Ku Kala Qeybsan Go’aanka Xukuumadda, Kulanka Sabtida Ayaa La Isku Ballansaday Ka hor kulanka sabtida ee golaha shacabka, waxaa ay xildhibaannada baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ku kala qeybsan yihiin go’aanka xukuumadda iyo sida loo xaliyay arrintii Cabdi Kariim Qalbi-dhagax, waxaana…
5 daqiiqo Sheeko:War Fikrad: Dhacdooyinkii Is Xigxigay Iyo Falcelin Aan Laga Fiirsan Laga soo billaabo 8-dii Febraayo markii la doortay madaxweyne Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo, dadweynuhu waxa ay u muujiyeen taageero weyn kana badan intii ay u hayeen madaxweyneyaashii iyo dowladihii isaga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Golaha Wasiirada Oo Ansixiyey Hindise Sharciyeedka Batroolka Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa waxaa ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: ONLF “DFS Waxay Ku Hadashay Afkii Itoobiya” Ururka ONLF ayaa go’aamadii xukuumadda shalay ay shaacisay ku sheegay kuwa kasoo maaxday maskax Itoobiya ee aan ahayn mid dowladda ka yimid. Afhayeenka ururkaasi Cabdulqaadir Sheekh Xasan Hirmooge ayaa wareysi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Qaar Kamid Ah Shaqaalaha Dekadda Muqdisho Oo Ka Cabanaya Cadaalad Darro Qaar kamid ah shaqaalaha dekadda magaalada Muqdisho ayaa cabasho ka muujiyey cadaalad darro ay sheegeen in ay ka jirto dekaddaasi. Qaar kamid ah shaqaalahan oo la hadlay Goobjoog News, ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Sheegtay Weerar Ay Ku Dileen Saddex Al-shabaab ah Ilaa sedex katirsan Al- Shabaab ayaa lagu dilay Weerar ay geysatay diyaarad Drone ah oo uu Mareykanku leeyahay oo ka dhacay meel ka mid ah gobolka sida ay sheegeen saraakiil…
1 daqiiqo Sheeko:War Dhageyso: Xildhibaan Aqalka Sare Ah Oo Bogaadiyey Wadahadalla u Socda Puntland Iyo Galmudug Xildhibaan ka tirsan aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa bogaadiyay wada hadallo nabadeed oo maamullada Galmudug iyo Puntland uga soconaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Xildhibaan Xasan Faarax Xujaale…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ammaanka Degmada Afgooye Oo La Adkeynayo Maamulka Degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay in wax badan ay ka qaban doonaan ammaanka degmadaasi. Hadalkaan waxaa sheegay guddoomiyaha degmadaasi Cabdinaasir Cali, kaddib markii maalmihii dambe Afgooye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka C/kariin Guuleed “ONLF Uma Aqoonsani Argagaxiso” Madaxweynihii hore ee Galmudug ayaa iska fogeeyay inuu jiro heshiis uu Itoobiya la soo galay oo ku saabsan in la isweydaarsado maxaabiis. Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed oo soo noqday wasiirkii…
1 daqiiqo Sheeko:War Dhageyso: Xildhibaanno Kahor Yimid Go’aankii Ay Xukuumadda Ka Qaadatay Qalbi Dhagax Xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaliya ayaa ka hadlay go’aankii ay xukuumadda Soomaaliya ka qaadatay C/kariin Qalbi Dhagax. Xildhibaan Sakariye oo kamid ahaa mudanyasha kulankaan yeeshay ayaa…