1 daqiiqo Sheeko:War Maxaa looga hadlay kulankii dhexmaray Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle iyo Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed? Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka Itoobiya, Mudane Abiy Ahmed, ayaa saaka gaaray magaalada Jabuuti, halkaas oo si diirran ugu soo dhaweeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muxuu yahay ninka ay Reer Galbeedku sida weyn u taageerayaan ee xuddunta u noqday kacdoonka ka socda Iiraan ? Mudaaharaadayaasha kacdoonka ka wada Iran qaar kamid ah ayaa dhowaan ku baaqay in uu dalka ku soo laabto Reza Pahlavi, wiilka Shaahii ugu dambeeyay ee Iiraan, kaas oo hadda ku sugan dibedda dalka
1 daqiiqo Sheeko:War Shirka Golaha Wasiirrada oo Lagu Qabanayo Laascaanood, Madaxweyne Xasan Sheekhna Booqasho Ku Tegaya Magaalada Laascaanood ee caasimadda Dowlad Goboleedka Woqooyi-Bari ayaa lagu wadaa in toddobaadkan lagu qabto shir gaar ah oo ay isugu imaanayaan Golaha Wasiirrada Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo uu sidoo kale booqasho rasmi ah ku tegayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wararkii Ugu Dambeeyay Isbitaallada Iran oo Buux dhaafay iyo banaanbaxyadda oo sii xoogeystay Shaqaalaha saddex isbitaal oo ku yaalla dalka Iiraan ayaa sheegay in xarumahooda caafimaad ay buux dhaafiyeen bukaanno dhintay ama dhaawacmay, iyadoo ay sii socdaan mudaaharaadyada waaweyn ee looga soo horjeedo dowladda.
1 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya oo Cambaareysay Duqeynta Safaaradda Qatar ee Kyiv Dowladda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, ayaa soo saartay bayaan rasmi ah oo ay ku muujinayso walaac xooggan oo ku aaddan burburka soo gaaray Safaaradda dalka aan walaalaha nahay ee Qatar ku leeyahay caasimadda dalka Ukraine ee Kyiv.
2 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Ka Jawaabtay Warbixin Ka Soo Baxday Mareykanka Kuna Saabsan Bakhaarka WFP Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay si buuxda ula socoto war-saxaafadeed ka soo baxay Waaxda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka, kaas oo la xiriiray eedeymo ku saabsan bakhaar ay leedahay Hay’adda Cunnada Adduunka (WFP).
2 daqiiqo Sheeko:War DFS Oo Baaraysa Wararka Ku Saabsan Imaanshaha Hoggaamiyaha STC, Kuna Adkaysatay Madax-bannaanida Hawada Soomaaliya Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa shaaca ka qaaday in ay bilowday baadhitaan degdeg ah kaddib warar la isla dhexmarayo oo sheegaya in hoggaamiyaha Golaha Ku-meelgaarka Koonfurta Yemen (STC), Caidaruus Al-Zubaidi, uu soo maray ama yimid dhulka Soomaaliya, iyada oo aan jirin oggolaansho rasmi ah.
2 daqiiqo Sheeko:War Sidee ayuu Al-Zubaidi Muqdisho kusoo maray intii uu ka baxsanayay Yemen? Isbahaysiga Sacuudiga hoggaamiya ee ku lugta leh dagaalka Yemen ayaa sheegay in hoggaamiyaha Golaha Ku-meelgaarka Koonfurta Yemen (STC), Caidaruus Al-Zubaidi, uu ka baxsaday Yemen kadib markii uu ka baaqday wadahadallo nabadeed oo ka socday Riyadh, isaga oo sii maray Somaliland kuna dambeyay Imaaraadka Carabta.
2 daqiiqo Sheeko:War Golaha Madaxtooyada Yemen oo xilkii ka qaaday Caydaruus Al-Zubeydi iyo warar sheegaya inuu doon ku yimid Soomaaliya Golaha Hoggaanka Madaxtooyada ee dalka Yemen ayaa maanta oo Arbaco ah si rasmi ah xilkii uga qaaday hoggaamiyaha Golaha Ku-meel-gaarka ah ee Koonfurta Caydaruus Al-Zubeydi iyadoo isla markaana dacwad lagu soo oogay loo gudbiyay Xeer-ilaaliyaha Guud ee dalkaas.
2 daqiiqo Sheeko:War Wang Yi oo Socdaal Diblomaasiyadeed ku Maraya Soomaaliya iyo Dalal kale oo Afrikaan ah Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Shiinaha, Wang Yi, ayaa billaabay socdaal diblomaasiyadeed oo muhiim ah kaas oo uu ku marayo dalalka Soomaaliya, Itoobiya, Tanzania, iyo Lesotho.