2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Ka Hadashay Ciidamo Maanta Ku Dagaallamay Muqdisho Dowladda Federaalka Soomaliya ayaa ka hadashay dagaal maanta ciidamo ka wada tirsan dowladda ku dhexmaray magaalada Muqdisho, gaar ahaan nawaaxiga Ceelgaabta iyo sidoo kale bar koontarool oo ku taalla Tiyaatarka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha “Haddii Aan Rabno In Aan Dhibka Ka Baxno Waa In La Helaa Shaqaale Ku Faana Shaqadooda” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad loogu magac daray kulanka madaxda sare iyo shaqaalaha dawladda oo lagu soo bandhigayey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Gool FM Oo Ku Guuleysatay Koobka Sanad Guurada 5aad Ee Aasaaska Goobjoog Media Group Ciyaar ay daawadeen dhowr kun oo shacab ah, laguna maamuusayey 5 sano guurada Goobjoog Media Group ayaa maanta galankii dambe lagu qabtay garoonka Jaamacadaha ee magaalada Muqdisho. Ciyaartan oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:War Golaha Shacabka: Sababta Loogu Yeeray Wasiirrada Dastuurka Iyo Cadaaladda Golaha shacabka ayaa maanta u yeeray 2 wasiir oo xukuumadda Xasan Khayre ka tirsan in ay horyimaadaan golaha todobaad gudahiisa, wasiiradda loo yeeray waa Wasiirka Dastuurka Cabdiraxmaan Xoosh Jibril iyo…
1 daqiiqo Sheeko:War Golaha Shacabka: Guddiga Doorashada Oo Warbixinta Doorashada 2021ka Laga Dhageystay Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka ayaa maanta golaha shacabka waxaa ay u gudbiyeen qoraallo dhowr ah: Guddiga qoraalladooda waxaa ka mid ahaa jawaabo illaa 9 ah oo ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Khasaare Hantiyeed Geystay Oo Maanta Ka Kacay Degmada Guriceel, Galgaduud Dab khasaare hantiyeed geystay ayaa maanta waxa uu ka kacay kaalin shidaal oo ku taalla degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud. Dabkan ayaa ku faafay guryo ku dhowaa Kaalinka, waxaana wararka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Cosoble Oo Sheegay In La Dhacay Shacabka Hiiraan Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa sheegay in la dhacay shacabka gobolka Hiiraan, gaar ahaan ganacsatada gobolkaasi, kadib markii wax looga iibsaday lacag shilin Soomaali ah oo lagu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Waxgarad u Digey Maamulka Puntland Waxgaradka ku dhaqan magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug qaarkood ayaa uga digey maamulka Puntland iney sii wadaan howlgallada ay ciidamada maamulkaasi iyo kuwo maraykan ah ka sameeyaan Koonfurta magaaladaasi. Nabadoon…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Ciidamada Dowladda Oo Howlgal Ka Sameeyey Degmada Waaberi Ee Muqdisho Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay saqdhexe illaa saakay waxay howlgallo ka wadaan degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho. Mid kamid ah dadka ku dhaqan degmada Waaberi oo la hadlay Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Lubnaan Ku Gacansiinaaya La Dagaalanka Daacish Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa amaanay dadaallada ay dowladda Lubnaan kaga ilaalineyso xaduudaheeda ururka Daacish iyo ururada kale ee xagjiriinta ah. waxaa uu tilmaamay Trump in uu sii wadi doono…