1 daqiiqo Sheeko:Midnimada Soomaaliya, War Israa’iil oo si rasmi ah u aqoonsatay Somaliland Maanta oo ay taariikhdu tahay 26.12.2025, Maamulka Israel ayaa si rasmi ah u aqoonsataySomaliland, kadib kulan khadka fogaal-aragga ah (video conference) oo dhex maray Madaxweynaha Somaliland Mudane Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo Raysal Wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu oo si rasmi ah u aqoonsaday Somaliland.
1 daqiiqo Sheeko:War WAR DEG-DEG AH: Mucaaradka oo Qaadacay Doorashada Muqdisho Xaaladda siyaasadeed iyo tan amni ee Caasimadda Muqdisho ayaa galay weji cusub oo xasaasi ah xilli loo diyaar-garoobayo doorashooyinka Golaha Deegaanka oo berri ka dhaceysa Muqdisho.
1 daqiiqo Sheeko:War Booliska Soomaaliyeed oo Gacanta ku Dhigay Askari Khal-khal-galin Amni ka Geystay Muqdisho Taliska Ciidanka Booliska gobolka Banaadir, ayaa gacanta ku dhigay eedaysane lagu magacaabo D/le Xuseen Idoow Cabdullaahi, ka dib markii uu falal khal-khal-galin amni ah ka sameeyay goob ay ku sugnaayeen dad rayid ah.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Sidee looga falceliyay geerida Taliyihii ciidanka Liibiya Geerida ku timid Taliyaha Guud ee Ciidanka Liibiya, General Mohamed Ali Ahmed Al-Haddad, oo ku dhintay shil diyaaradeed xilli uu ka soo laabanayay safar shaqo oo uu ku joogay dalka Turkiga, ayaa dhalisay falcelin ballaaran oo isugu jirta murugo, tacsi iyo hadallo ammaan ah oo ka yimid gudaha Liibiya iyo caalamkaba.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Degdeg Turkiga oo xaqiijiyay in dhinteen dhammaan dadkii saarnaa diyaaraddii la socday taliyaha ciidamada Liibiya General Mohamed Ali Ahmed, waxayna tirada dadkaasi ka koobnayd 5 qof oo uu Taliyuhu ku jiro.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Degdeg: Diyaarad sidday taliyaha guud ee ciidanka Liibiya oo lagu la’yahay gudaha Turkiga Xukuumadda Turkiga ayaa shaacisay in xiriirkii raadiyaha laga waayay diyaarad siday Taliyaha Guud ee Ciidanka Libya, Jenaraal Mohammed Ali Ahmed al-Haddad, xilli ay ku sii jeedday magaalada Tripoli, kadib markii ay ka kacday caasimadda Ankara fiidnimadii Talaadada.
3 daqiiqo Sheeko:War Hay’adda isgaarsiinta Qaranka iyo Jaamacadda Muqdisho oo Qabtay Madasha Saddexaad ee Amniga Saaybarka Qaranka Soomaaliya Madasha Amniga Saaybarka Qaranka ayaa maanta si rasmi ah uga bilaabatay magaalada Muqdisho, iyadoo ay si wadajir ah u soo qabanqaabiyeen Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) iyo Jaamacadda Muqdisho.
2 daqiiqo Sheeko:War Trump oo Shaqada ka Saaray 30 Danjire oo ay ku Jiraan Safiirkii Mareykanka ee Soomaaliya Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa shaqada ka saaray ku dhawaad 30 danjire iyo diblumaasiyiin sare, kuwaas oo intooda badan ka howlgalayay qaaradda Afrika, iyadoo uu ka mid yahay Safiirkii Mareykanka u joogay Soomaaliya, Amb. Richard.
2 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Soomaaliya oo Codsaday in shaqada laga eryo Maamulka SODMA ka dib Eedeymo Xatooyo iyo Musuq ah MUQDISHO, Soomaaliya – Waxaa maanta jawi kacsan ku soo dhammaaday fadhigii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ka dib markii xildhibaannadu ay weerar afka ah oo aan horay loo arag ku qaadeen Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SODMA).
2 daqiiqo Sheeko:War Masar oo Ku Adkeysaneysa Heshiis Sharci ah oo Ku Saabsan Biyo-xireenka Itoobiya Madaxweynaha Masar, Abdel Fattah al-Sisi, ayaa sheegay in dalkiisu uusan wax dhibaato ah ku qabin Itoobiya, marka laga reebo baahida loo qabo in la gaaro heshiis sharci ah oo cad oo ku saabsan biyo-xireenka Grand Ethiopian Renaissance Dam (GERD).