1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisadda Qatar: Dowladaha Qatar Iyo Talyaaniga Oo Heshiis Dhaqaale Kala Saxiixday Dowladaha Qatar iyo Talyaaniga ayaa waxay ku heshiiyeen inay sii wadaan iskaashigooda ku aadan dhanka dhaqaalaha iyo lacagta in kastoo dowladda Qatar lagu soo rogay go’doomin. Heshiiskaan ayaa waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Cusub Ee Hiiraan Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaal Beeleedyada Guddoomiyaha cusub ee maamulka gobolka Hiiraan Cumar Aadan Ibraahim oo maanta gaaray magaalada B/weyne ayaa ugu baaqay beelaha ku dagaallamaya deegaanno kamid ah gobolkaasi in nabadda qaataan oo ay dagaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hiiraan: Rag Ka Tirsan Al-shabaab Oo Isku Dhiibay Dowladda Federaalka Maamulka degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in maanta ay maamulkooda isku soo dhiibeen Laba nin oo ka tirsanaa Xarakada Al-shabaab. Guddoomiyaha degmadaasi Maxamed Cabdulle Fiidow oo la hadlay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Ra’isul Wasaare Khayre Oo Kulamo Ka Bilaabay Adis Ababa Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Khayre oo ku suagn Adis Ababa si uu uga qeyb-galo shir madaxeedka IGAD ee arrimaha Koonfurta Suudaan ayaa halkaasi ka bilaabay kulamo uu la yeelanayo madaxda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirro Ka Tirsan Puntland Oo Qiimeynaya Khasaaraha Ka Dhashay Dagaalkii Af Urur Wasiirro ka tirsan maamulka Puntland ahna guddi dhowaan madaxweyne Gaas u xilsaaray iney soo qiimeeyaan khasaarihii ka dhashay dagaalkii ka dhacay deegaanka Af urur ee gobolka Bari ayaa maanta gaaray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Shir Looga Hadlayo Kobcinta Dhaqaalaha Dalka Oo Ka Furmay Muqdisho Maanta oo Isniin ah waxaa magaalada Muqdisho ka furmay shir ballaaran oo looga hadlayo kobcinta dhaqaalaha dalka, waxaana ka qeybgalaya wasiirada maaliyadda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada. Shirkaan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Sheegtay Iney Qabatay Rag Qaraxyo Ka Fulin Lahaa Dalkeeda Dowladda Kenya ayaa sheegtay iney gacanta ku dhigtey iyadoo kaashaneysa sirdoonka Soomaaliya 6 ruux oo Labo kamid dalkeeda kasoo jeedaan, kuwaasi oo ay sheegtay iney wadeen walxaha qarxa oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisadda Khaliijka: Pakistaan Oo Dhex-dhexaadin Ka Dhex Bilaabeysa Sacuudiga iyo Qatar Ra’isul wasaaraha Pakistaan Nawaz Sharif ayaa lagu wadaa in uu Khaliijka ka bilaabo dhex-dhexaadinta Qatar iyo dalalka xiriirka u jaray. Nawaz Sharif iyo wafdigiisa waxaa ay ku hormari doonaan dalka Sacuudiga,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gedo: Khasaare Ka Dhashay Duqeynta Maanta Geysteen Diyaaradaha Dagaalka Kenya Diyaaradaha dagaalka ee dalka Kenya ayaa duqeyn khasaare geystay waxaa ay maanta ka fuliyeen duleedka degmada Baardheere ee gobolka Gedo. Duqeynta oo ka dhacday Tuulada Garas Dulan oo qiyaastii 55-km…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Balcad: Cosoble Iyo Golahiisa Wasiirrada Oo Ka Hadlaya Ammaanka Iyo Wada Shaqeynta Maamulka Madaxweynaha Hirshabeelle Cabdullahi Cosoble ayaa lagu wadaa maanta in golihiisa wasiirrada uu kula shiro magaacalada Balcad ee gobolka Shabeellada dhexe. Wararka qaar ayaa sheegaya in kulankan xoogga lagu saari doono…