1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Oo Dib Ula Wareegay Deegaanka Goofgaduud, Baay Wararka ka imaanaya deegaanka Goofgaduud ee gobolka Baay ayaa waxay sheegayaan in ciidamada Itoobiya ay fariisimo ka sameysteen deegaankaasi, halkaasi oo maalmihii ugu dambeeyay ay maamulayeen ciidamada Al-shabaab. Wariyaheenna gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Masar Oo Duqeyn Ka Geysatay Gudaha Dalka Libiya Madaxweyna Masar Cabdifitaax Al-sisi ayaa sheegay in ciidamada dowladda Masar ay duqeymo ka geesteen goobo millatari oo ku yaallo waddanka Libiya. Madaxweyne Al-siisii ma uusan sheegin goobaha rasmiga ah oo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Soo Gabagabeeyay Booqashadii Qatar…Maxaa Ka Dhacay Doxa? Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa soo gabagabeeyay booqashadii uu ku joogay dalka Qatar, intii uu halkaasi joogay waxaa uu la kulmay Amiirka Dalka Qatar Sheekh Tamim Bin Xamad Al…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas Ka Barakacay Deegaanno Ka Tirsan Sh/hoose Wararka ka imaanaya deegaanno ka tirsan gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in shacab badan ay ka barakaceen deegaanno ku dhow deegaanka Lambar 50 ee Shabellaha Hoose. Goob joogayaal ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Dhintay Waqtiga Shaqada Ee Shaqaalaha Rayidka Ah Dowladda Federaalka Soomaliya ayaa Labo Saacadood ka dhintay waqtigii shaqadaha ee shaqaalaha rayidka ah, bisha Ramadan awgeed. Wasiirka wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha ee xukuumadda Soomaaliya Saalax Jaamac ayaa u sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayo Is Dhexmarka Dalalka Afrika Oo Ka Furmay Rwanda Waxaa magaalada Kigaali ee Caasimada Rwanda ka furmay Wajiga labaad ee Shirka dhamaystirka Hab-maamuuska Qabyo qoraalka isku socodka xorta ah ee Dadyoowga Africa(free movement of person in Africa). Shirkan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Diray Hambalyo Ku Aadan Bisha Ramadan Madaxweynaha dowladda Federaalka ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmajo ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyo ku aadan bilasha bisha Barakeysan ee Ramadan. Madaxweynaha ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bisha Ramadan, wuxuuna…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Shaacisay In Berri Kow Tahay Bisha Ramadan Dowladda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha diinta ayaa shaaca ka qaadday in maalinta berri ah (Sabti) ay tahay Kowda bisha Barakeysan ee Ramadan. Xoghayaha joogtada ah ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Sare oo Laashay 8 kamid ah 11-kii Kursi ee Horey U Laaleen Guddiga Xalinta Khilaafadka Dacwo socotay in kabadan 5 bilood ayay Maxkamadda Sare ee Dalka waxay 16 May 2017 baabisay go’aankii Madasha Qaranka iyo Guddigii Doorashada Federaalka ee lagu fasaxay 8 kursi oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:War AKHRISO: Xildhibaanno Mooshin Ka Gudbiyey Heshiiska Imaaraadka Iyo Somaliland Xildhibaanno ka tirsan Golaha shacabka ayaa mooshin ka gudbiyay heshiiska dekadda Berbera ee Imaaraadka iyo Somaliland. Waxa ay sheegeen in heshiiskaas uu khatar ku yahay siyaasadda, madaxbannaanida iyo qarannimda Soomaaliya. Hoos…