1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Iyo Dhiggiisa Jabuuti Oo Ka Wada Hadlay Xiriirka Labada Dal Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo oo Booqasho rasmi ah ku jooga dalka Jabuuti, ayaa dhiggiisa dalkaasi Ismaaciil Cumar Geelle waxay ka wada hadleen arrimo ku aadan xiriirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Sameeyay Degmada Hodon, Muqdisho Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa xasilinta caasimadda Muqdisho ayaa saakay waxay howlgallo amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyeen degmada Hodon. Howlgalkaan ayeey ciidanka si gaar ah waxay uga sameeyeen…
1 daqiiqo Sheeko:War Maxamed Cumar Maxamed Maxamed Cumar Maxamud waxaa uu ka soo jeedaa gobolka Hiiraan laakin waxaa uu ku dhashay magaalada Jowhar sanadkii 1959-kii. Waxbarashada illaa dugsi sare waxaa uu ku qaatay magaalada Muqdisho isaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Burcad Badeedda Soomaalida Oo Afduubtay Markab Iran Laga Lahaa Oo Kaluumeysi Sida ay baahiyeen Telefishinka Press TV, burcad badeedda Soomaalida ayaa afduubatay markab kaluumeysi oo laga lahaa dalka Iran. Dhacdadan waxaa ay ka dhacday xeebaha Puntland, burcadda waxaa ay markabkan u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khilaafka Masar Iyo Suudaan Oo Sii Kordhaya Wasaaradda arrimaha dibadda ee Masar ayaa iska fogeysay eedeymo ay u soo jeedisay dowladda Suudaan taasi oo ku aadan in Masar ay taageerto kooxaha fallaagada ee ka dagaalanta gobolka Daafuur.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Ingiriiska Oo Aqoonsaday Qofkii Fuliyay Weerarkii Manchester Booliska Ingiriiska ayaa sheegay in qofkii fuliyay weerarkii magaalada Manchester inuu ahaa wiil lagu magacaabo Salmaan Cabiidi oo ahaa 22 sano jir ka soo jeeda asal ahaan dalka Liibiya. Booliska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daacish Oo Sheegatay Mas’uuliyadda Qaraxii Boosaaso War kasoo baxay kooxda Daacish ayaa lagu sheegay iney iyaga ka dambeeyeen qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee xalay ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Kooxda ayaa sheegtay in weerarkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warar Dheeraad Ah Oo Laga Helayo Qaraxii Xalay Ka Dhacay Boosaaso Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Ismiidaamin ah oo habeenkii xalay ahaa ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, kaasi oo geystay khasaare kala duwan. Ruux isku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyeyaal Cusub Oo Loo Magacaabay Degmooyinka Gobolka Banaadir (Magacyada) Wareegto kasoo baxday wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka xukuumadda Soomaaliy ayaa lagu magacaabay guddoomiyeyaal cusub oo degmooyinka gobolka Banaadir ah. Waxaa wareegtadan lagu magacaabay 15 guddoomiye, waxaa xilalkii laga qaaday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 68 Maalmood Kadib, Soomaalidii Yemen Lagu dilay Weli Lama Aasin, Hey’adda Qaxootiga Yemen Oo Xaqiijisay 68 maalmood ayaa laga joogaa markii si gardarro ah lagu dilay 42 qof oo Soomaaliya ah oo doon saarnaa xili ay u socdeen dalka Suudaan. Mudada intaa la eg, weli…