2 daqiiqo Sheeko:Dalka SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo Oo La Wareegay Villa Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si rasmi ah xilka uga la wareegay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud keddib xaflad si heer sare ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaaraha Ka Dhashay Madaafiic Maanta Ku soo Dhacday Degmada Warta Nabadda Ee Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa madaafiic maanta kusoo dhacday xaafado ka tirsan degmada Warta Nabadda ee magaalada Muqisho, kuwaasi oo khasaare kala duwan geystay. Inta la xaqiijiyey Labo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaafiic Ku Soo Dhacday Degmada Warta Nabadda Ee Muqdisho Madaafiic lagu sheegay Hoobiyeyaal ayaa goor dhow kusoo dhacay xaafado ka tirsan degmada Warta Nabadda ee magaalada Muqdisho. Mar qura ayaa la maqlay qaraxa ay sameeyeen illaa Shan madfac oo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka ICRC oo Caawineysa 240,000 qof oo Ay Saameysay Abaarta daran ee Dalka Ka Jirta Nayroobi(ICRC)– Waqti ay soo kordheyso walaacyada ku saabsan abaarta daran iyo macluul suurtagal ah in ay ka dhacdo Soomaaliya, ayaa Guddiga Caalamiga Laanqeyrta Cas (ICRC) iyo Ururka Bisha Cas ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka IGAD oo Lacago Ugu Deeqay Abaaraha Somaliland Guddiga abaaraha Somaliland oo ku sugnaa maalmihii dambe dowladda Jabouti ayaa lagu wareejiyay lacago kaalmo abaareed oo xogeynta IGAD ay isku xilqaantay. Lacagtan oo ay cadadeedkeedu ahaaa 50, 000 oo…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Xil-Wareejinta Kadib, Xasan Sheekh Iyo Qoyskiisa Maxaa Sugaya? Waxaa maanta xilka iska wareejinaya madaxweynihii Xasan Sheekh Maxamud, hadaba waxaa isweydiin leh, Xasan Sheekh iyo qoyskiisa xageebay aadayaan, dowladda ma martigelin doontaa, ammaankooda mala sugayaa mise, daryeel ma leeyihiin?…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saddex Qof Oo Lagu Diley Gobolka Shabellaha Dhexe Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in habeenkii xalay ahaa Saddex ruux aano qabiil loogu diley deegaanno hoostaga degmada Aadan Yabaal ee gobolkaasi. Dabley hubeysan ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:War Maamulka Somaliland oo Codsatay In Laga Saaro Liiska Wadamada Laga Mamnuucay Safarka Mareykan Wasiirka arrimaha dibaddda maamulka Somaliland ayaa warqad uu u qoray dowladda Mareykanka ka dalbaday in laga saaro liiska dalalka Madaxweyne Trump uu ka mamnuucay safarka Mareykanka. Warbaahinta Fox new ee ka…
5 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Soomaaliya: Ma Noqday Halyay Shacabka Uhirgeliyay Hammigooda? Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ka kooban Labada Aqal ee Golaha Shacabka iyo Golaha Aqalka Sare ayaa 8 bishan waxay doorteen madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, doorasho taariikhi ah oo lama filaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweenay Ka Dambeysay Dilka Kim Jong Nam oo Lagu Qabtay Dalka Malaysia Booliska dalka Malaysia ayaa Arbacadii sheegay in gacanta ay ku dhigeen haweenay Myanmar ah, isla markaana ay raadinayaan ajaanib kale kuwaas oo ku lug lahaa dilkiisa Kim Jong-un, madaxweynaha Kuuriyada…