1 daqiiqo Sheeko:Dalka Danjiraha Israel Ee Masar Oo Amnigiisa u Baqay Madaxda Israel ayaa waxay sheegeen in Danjirahooda u fadhiya waddanka Masar inuu sii joogi doono Israel sababo la xariira dhanka ammaanka. Warmurtiyeed ay soo saareen laamaha amniga gudaha ee loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerar Mindiyo Loo Adeegsaday Oo Ka Dhacay Waddanka China Waddanka China waxaa lagu dilay shan qof iyadoo lagu dhaawacay Shan kale weerar loo adeegsaday Mindiyo oo ka dhacay gobolka Chengyang ee galbeedka wadankaasi. Weerarkaan ayaa waxaa fuliyay Saddex qof…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Hanti-dhowrka: Saldhigga Imaaraadka Waa Mid Dagaal Dhalin Kara, Waxaana Ku Lug Leh Mas’uuliyiin Ka Tirsan Dowladda Federaalka Ah Dr. Nuur Faarax Jimcaale, Hanti-dhowraha Qaranka oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxbo kama jiraan ku tilmaamay heshiiska ay Imaaraadka maamulka Somaliland kula galeen saldhigga Militari ee Berbera.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuuriya Walaalkii Oo Lagu Dilay Malaysia Warar soo baxaya ayaa sheegaya in isniintii dalka Malaysia lagu dilay hoggaamiyaha waqooyiga Kuuriya walaalkiis kadib markii meydkiisa la helay Kim Jong-nam oo 45 jir ah ayaa waxaa lagu dilay…
2 daqiiqo Sheeko:War Coca-cola African Foundation oo 5 Milyan oo Dollar Ugu Deeqday Biyo Gelinta Hargeysa Shirkadda Coca-cola ayaa Somaliland gaarsiisay deeq lacageed oo looga qeybqaadanayo mashuurca biyo gelinta Hargeysa oo lacago 60 milayn oo dollar ku baxayaan. Coca-cola ayaa deeqdan lacagta ah soo marisay wakiilka…
3 daqiiqo Sheeko:War Maxaa Dhacay Markii Dowladda Sweden ay Isku Dayday Iney Saacadaha Shaqo ku Soo Koobto 6 Saacadood? Dowladda dalka Sweden ayaa waxay fulineysaa tijaabo la magacbaxday Gothenburg, oo saacadaha shaqo lagu soo koobay illaa 6 saacadood, si loo ogaado tayada shaqo ee shaqaalaha iyo waxtarkooda mudada kooban. In…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydka Madaxweynihii Hore Ee Puntland Oo Lagu Aasay Boosaaso Meydka madaxweynihii hore ee maamulka Puntland Jeneraal Cadde Muuse ayaa maanta oo Talaado ah waxaa lasoo gaarsiiyey magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Diyaaraddii siddey Meydka oo kasoo amba baxday…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayo Maalgashiga Oo Ka Furmay Hargeysa Magaalada Hargeysa waxaa maanta ka furmay shir looga hadlayo maalgashiga, waxaana ka qeybgalaya mas’uuliyiin ka socda wadamada geeska Africa waxaana diiradda lagu saari doonaa fursadaha maalgashi oo ka banana meelaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muhaajiriin Farabadan oo Lagu Qabqabtay Dalka Mareykanka Wakaaladda Socdaalka iyo cashuuraha Mareykanka ayaa qabqabatay dad illaa 700 oo qof ku dhawaad ah oo intooda badani ah dad ajanibi ah, dadkaas oo la sheegay in intooda badani ay…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Qodobadda 15-ka Ah Ee Heshiiska Iyo Damaca Waallida Ah Ee Imaaraadka Kula Wareegeen Dhulka Soomaaliyeed 48 saac ayaa ka soo wareegatay tan markii baarlamaanka Somaliland ansixiyeen heshiiska saldhigga Militari uga sameysanayo Imaaraadka Carabta Airportiga magaalada Berbera, Waqooyiga Soomaaliya. Dowladda federaalka ah oo shacabka uga mas’uul…