1 daqiiqo Sheeko:Dalka DigniinLoo Direy Milkiilayaasha Hoteellada Boosaaso Maamulka magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa digniin u direy Milkiilayaasha hoteellada ku yaalla magaaladaasi, waxaana digniintan ay ku aadan tahay sugista amniga hoteellada. Duqa magaalada Boosaaso Yaasiin Mire…
2 daqiiqo Sheeko:War Cabdiraxmaan Cirro: ” Heshiis La Keenay Ma jiro, Wax Ansaxayna Ma Jiraan” Guddoomiyaha golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in baarlamaankii la afduubay wax heshiis ah oo la meelmariyayna aanuu jirin. Cabdiraxmaan guddoomiyaha golaha wakiillada…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Somaliland oo Meel Mariyay Heshiis Dowladda Imaaraatka Loogu ogolaanayo Saldhig Milatari Kulan wadajir ah oo ay yeesheen Labada Aqal ee baarlamaanka Somaliland ayaa lagu meelmariyay heshiis saldhig milatari loogu ogolaanayo dalka Imaaraadka Carabta inuu ka sameyso magaalada Berbera. Kulankan wadajir ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qodobbo Laga Soo Saaray Wadahadalka Somaliland iyo Khaatumo Uga Socday Dalka Jabouti Wadahadalka guddiyo farsamo ee Somaliland iyo Khaatumo uga socday dalka Jabouti ayaa waxaa ka soo baxay qodobbo 5 ah oo Labada dhican ay isla afgarteen oo lagu heshiiyay. Kulankan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Galeyr “Farmaajo Waxa Uu Madaxweyne u Yahay Shacabka Xamar” Madaxweynaha maamulka Khaatumo State Cali Khaliif Galeyr ayaa sheegay in madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, aanu madaxweyne u ahayn shacabka deggan deegaannada maamulkiisa uu ka arrimiyo. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:War Xil. Hore Yaasiin Cabdi Seed “Waxaa Dalka ka Dhacay Isbedel ka Madaxbanaan Wadamada Dariska ah” Xildhibaan hore Yaasiin Cabdi Seed ayaa sheegay in isbedelka dalka ka dhacay uu yahay mid ka madaxbanaan faragelin shisheeye iyo wadamada dariska ah. Xildhibaan Yaasiin oo ka tirsanaa baarlamaanka 9aad…
17 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Khudbaddii Iyo Ballamihii Murashax Maxamed C. Farmaajo Oo Qoraal Ah, Isla Xisaabtan Ha Bilowdo Sida ku qoran dastuurka Soomaaliya Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxaa uu dalka maamuli doonaa afar(4 sano) oo ka bilaabata maalinta la dhaariyayay. Marka laga soo tago Hotel-ka uu jiifo, Farjaamo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Sh/hoose Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Xarakada Al-shabaab ayaa saakay aroortii hore waxa uu ka dhacay deegaan lagu magacaabo Warmaxan oo ka tirsan gobolka Shabellaha Hoose. Wararka…
1 daqiiqo Sheeko:War Xil. Hore C/Samad Macallin: Madaxweyne Farmaajo Waxaa Doortay Shacabka Soomaaliyeed Xildhibaan hore Cabdisamad Macallin Maxamuud ayaa sheegay in Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ay doorteen Shacabka Soomaaliyeed. Xildhibaan Cabdisamad oo ka tirsanaa baarlamaankii 9aad ee dalka oo la hadlay Goobjoog News…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Wadda Qorshe Lagu Daabacayo Lacag Cusub Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wadda qorshe lacag cusub oo shilin Soomaali ah dalka loogu sameynayo, kaasi heer gabogabo ah maraya. Guddoomiyaha Bankiga dhexe ee dalka Bashiir Ciise Cali oo la…