6 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhda Iyo Waxqabadkii Hore Ee Murashaxiinta Madaxweynaha Ee Maanta Khudbeynaya Waa maalintii Labaad oo murashaxiinta madaxweynaha jamhuuriyadda ay ka hor hadlayaan baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya. Murashaxiinta maanta hadli doona waxaa ka mid ah: Dr. Cabdinasir Cabdulle Maxamed, Cabdiraxmaan Cabdishakur…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Booliiska B/weyne Oo Ka Warbixiyey Howlagllo Ay Sameeyeen Taliska ciidamada Booliiska magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey howlgal ay ka sameeyeen magaaladaasi. Korneel Isaaq Cali Cabdulle, taliyaha qeybta Booliiska ee B/weyne…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Magacyada Sideedda Musharrax Ee Maanta Jeedinaya Khudbadahooda Maanta oo Sabti ah waxaa lagu wadaa in xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ay khudbado ka dhageystaan 8 musharrax kale oo kamid ah 24-ka musharrax ee u tartamaya xilka madaxweynaha Soomaaliya. Musharraxiinta…
1 daqiiqo Sheeko:War Kursi Ka Mid ah Kuraasta Hirshabeelle ee Aqalaka Hoose ee BFS oo Muqdisho Lagu Dooranayo Kuri ka mid ah kuraastii Hirshabeelle ee horey ay ulaaleen guddiga khilaafaadka doorashooyinka dadban ee heer federaal ayaa maanta doorasho ku clin ah loogu sameynayaa magaalada Muqdisho. Kursigan ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garsoore Mareykanka Ah Oo Si KMG Ah U Hakiyey Go’aanaddii Trump Xaakim Maraykan ah oo ku sugan magaalada Setela ayaa soo saaray go’aan si kumeel gaar ah loo qaadayo xanibaaddii uu ku soo rogay maaxweyne Trump todobo dal oo badankoodu ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adaha Qaramada Midoobay oo Ka Digay Xaaladda Abaaraha Soomaaliya oo Sii Xoogeysanaya Qaramada Midoobay oo warbixin ka soo saatay xaaladda abaaraha Soomaaliya ayaa sheegtay in Lixdii bilood ee ugu dambeysay abaarahu ay gaareen meel halis ah. Hay’adda dhanka beeraha u qaabisan Qaramada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Adm.Faarax Qare: Go’aanka Maxkamadda ICJ Waa Mid Cadaalad ah oo Sii Xoojinaya Nabadgelyada Caalamka Taliyiihi hore ee Ciidamada Bada Soomaaliya Admiral Faara Axmed Cumar “Qare”, ayaa sheegay in natiijo wanaagsan ay tahay go’aanka maxkmada ICJ nabadgelyada dunidana uu sii xoojinayo. Adminaral Faaraxa Qare oo…
2 daqiiqo Sheeko:War Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Somaliland oo Ka Hadlay Doorashada 2 Xubnood oo Ka Harsan Golaha Aqalka Sare Guddiga doorashooyinka dadban ee heer maamul goboleed ee Somaliland ayaa ka hadlay sababta ka dambeysa dhameystir la’aanta doorashada xubnaha Aqalka Sare umatalaya Somaliland. Gudoomiye kuxigeen gudigaas Axmed Muuse Xoosh oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uuliyiinta Ugu Sarreysa JFS oo Dareen Farxad leh Uga Falceliyay Go’aankii Makamadda ICJ ee Dacwaddii Badda Soomaaliya Madaxda ugu sarreysa Dowaldda Federaalka Soomaaliya ayaa dareen farxadeed ka muujiyay go’aankii maxkamadda caalamiga ah ee ICJ ay ku gaartay in la furo kiiska dacwadda badda ee Soomaaliya iyo Kenya.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda ICJ Oo Go’aamisey In Horey Loo Sii Wadi Karo Dacwadda Badda Soomaaliya ayaa ku guuleysatay dacwadii ay la gashay Kenya ee ku saabsanaa arrimaha badda ee la horgeeyay ICJ, waxaana la diidey dhamaan codsiyadii Kenya ee ay ku diidaneed in dacwada…