1 daqiiqo Sheeko:Dalka 3 Kursi oo Golaha Shacabka ah Ayaa Maanta Lagu Doortay Muqdisho Waxaa maanta la doortay Saddex xubnood oo ka mid noqonaya aqalka hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxaa hadda ka harsan kursi kaliya doorashada xubnaha aqalka hoose ee gobollada Waqooyi. Waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Nugaal: Waxaan Qabannay Rag Ka Tirsan Al-shabaab Maamulka gobolka Nugaal ayaa sheegay in ciidamada amniga ee Puntland ay howlgallo ay ka sameeyeen deegaanno ka mid ah Puntland ay kusoo qabteen rag ka tirsan Xarakada Al-shabaab. Cumar C/laahi…
3 daqiiqo Sheeko:War Davos 2017: Isku Day Lagu Dardar Gelinayo Dhaqaalaha Dunida Sanadkasta xilligan oo kale, dadka dunida ugu taajirsan ayaa ku kulmay shirka dhaqaalaha dunida ee Davos dalka Switzerland, waxaa shirkan meel wada fariista, kumanaan maalmule, Madax dawladeed, siyaasiyiin oo hal…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Qoysas Kasoo Barakacay Abaaraha Oo Gurmad Dalbaday Waxaa weli sii kordhaya dhibaatooyinka ay abaarta ka geystay deegaanno badan oo kamid ah gobolka Mudug, taas oo qoysas badan oo reer Miyi ah ay ku xoolo beeleen. Qoysaskii ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Degmada Buurhakaba, Gobolka Baay Wararka maanta oo Khamiis ah ka imaanaya degmada Buurhakaba ee gobolka Baay ayaa waxay sheegayaan in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa maamulka K/galbeed ay howlgallo ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka K/galbeed Oo Ka Digey Jarista Dhirta Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdullahi Sheekh Xasan oo la hadlay Goobjoog News, ayaa ka digay jaritaanka dhirta deegaannadda hoos yimaada maamulka Koonfur Galbeed, waxa uuna…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Guddiga Ammaanka AU oo Burundi Kala Hadlaya Ciidamda Ay Kala Baxayaan Soomaaliya Guddoomiyaha guddiga Nabadda iyo Ammaanka Afrika, Smail Chergui, ayaa Arbacadii Shalay bilaabay booqasho qaadaneysa muddo Labo cisho oo uu ku gaaray dalka Burundi, iyadoo ay jirto in dowladdaas ay ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad u Dhaxeysa Labo Beel Oo Laga Soo Sheegayo Gobolka Sool Deegaanka Qoriley ee Bariga gobolka Sool ayaa laga soo sheegayaa iney ka taagan tahay xiisad u dhaxeysa beello deegaankaasi ku wada sugan. Wariye Madax banaan oo lagu magacaabo Khadar Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaannada Labada Aqal Oo Loogu Baaqay Wax Ka Qabashada Abaaraha Dalka Guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka maamulka Puntland Xuseen Yuusuf ayaa baaq u direy xilddhibaannada Labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya, taasi oo ku wajahan abaaraha guud ee dalka ka jira. Waxa uu…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Baardheere: 145 Qoys Oo Beeraley Isku Badaley Kadib Markii ay La’deen Xoolahoodii Ku dhowaad ilaa 145 qoys oo ka soo jeeda qoysas xoolo dhaqato reer guuraa oo xoolahoodii intii badneyd ay ku dhaafeen abaarta ayaa dhowaan waxay ku kala ku biireen Beeraha…