3 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Galmudug: 50 Xildhibaan Oo Madaxweyne Guuleed Ka Gudbisay Mooshin 50 Xildhibaan oo ka tirsan dowlad goboleedka Galmudug ayaa mooshin xil ka xayuubin ah ka gudbiyay madaxweyne Cabdikariim Xuseen Guuleed. Xildhibaan Shariif Maxamed Tahliil oo ka tirsan Baarlamaanka Galmudug oo…
1 daqiiqo Sheeko:War Cabdi Xaashi Iyo Weriye Muna Cumar Oo Ka Mid Noqdey Aqalka Sare Doorashada aqalka sare ayaa maanta ka dhacdey magaalada Muqdishu, dadka la doortey waxaa ka mid ah Cabdi Xaashi oo horey u ahaa Xildhibaan aqalka hoose ah iyo weriye Muna Cumar…
2 daqiiqo Sheeko:War Musharaxiinta Guddoomiyaha Iyo Ku-Xegeenka 1aad Oo Ka Hor Khudbeeyay Golaha Shacabka Xildhibaannada Golaha Shacabka Soomaaliya oo shir ku yeesha magaalada Muqdisho ayaa maanta dhageystay khudbadaha mushirriixnta xilalaka guddoomiyaha Golaha iyo Ku xigeenka Koowaad. Kulan oo ahaa kalfadhigga 1-aad kulankiisii shanaad ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:War Maamulka Gobolka Banaadir Oo Waddooyin Cusub Dhisaya 2017-ka Maamulka gobolka Banaadir oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho waxaa ay sheegeen iney waddooyin cusub dhisi doonaan sanadkan 2017-ka. Kulan Saxaafadu dib joog ayka aheyd Ayaa Ka dhacay Xarunta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbaarooyin Sababay Kor u Kac Dhanka Maciishadda Ah Degmada Mahadaay Degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellada dhexe iyo dadka ku nool waxaa dhibaato ku haya isbaarooyin si joogta ah loo dhigto taasi oo keentey maciishadda oo kacda. Maxamed Nuur Maxamed o…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Abaaro Dhibaateeyay Gobollada Puntland Iyo Qeybo Badan Oo Koofurta Soomaaliya Ah Iyaddoo dalka ay ka jiraan abaaro ba’an ayaa waxaa si gaar ah looga sheegenayaa qeybo badan oo ka tirsan maamulka Puntland iyo gobollada koofurta Soomaaliya. Xildhibaan ka tirsan maamulka Puntland…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Taariikhda Murashaxiinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka Ee Federaalka Ah Waxaa Maanta golaha shacabka federaalka ah ka hor khudbeynaya murashaxiinta guddoomiyennimada golaha shacabka ee federaalka ah. Ilaa 4 murashax ayaa u tartameysa guddoomiyennimada golaha shacabka kuwaas oo kala ah: Maxamed…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gadood ay Sameeyeen Ciidamo Ka Tirsan Ivory Coast oo Lasoo Afjaray Sarkaal sare oo maxali ah ayaa Sabtidii Shalay, 7, January, sheegay in wafti uu hoggaaminayo wasiirka difaaca Ivory Coast “Alain Richard Donowaha” ay heshiis la gaareen ciidamado gadood sameeyay muddo 2…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump oo Dhaleecayn Adag Usoo Jeediyay Dadka Ku Mucaarada Xiriirka Ruushka Donald Trump ayaa si adag u weeraray dadka ku dhaliila xiriirka dalka Ruushka waxa uuna ku tilmaamay dad doqomo ah oo aan waxba kala garaneyn. Madaxweynaha la doortay ee dalka…
1 daqiiqo Sheeko:War Doorashada Aqalka Sare oo Maanta Ka Dhaceysa Muqdisho Doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee xubnaha Somaliland ayaa la filayaa iney maanta ka dhacdo magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha guddiga qabanqaabada doorashooyinka aqalka sare ee beelaha waqooyi Gen. Jaamac…