1 daqiiqo Sheeko:War Khudbadaha Murashaxiinta Guddoonka Golaha Shacabka Oo La Dhageysan Doono Sabtida Iyo Axadda Guddiga doorashadan golaha shacabka ayaa Goobjoog News u xaqiijiyay in araaji qabashada ay soo gabagabeeyeen khamiistii 5tii galabnimo iyaddoo dhageysiga khudbadaha murashaxiinta guddoonka golaha shacabka u qabtey maalmaha sabtida iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jalalaqsi: Dad Looga Shakisan Yahay Al-shabaab Oo La Qabtey Ciidmaada ammaanka degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa gacanta ku soo dhigay rag looga shakisanyahay iney katirsan yihiin xarakada Al-shabaab. Guddoomiye ku xigeenka degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan Abuukar Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka EYL: Doomo Kallumeysi Sharci Darro Ah Oo La Qabtey Doomo si sharci darro ah uga Kallumeysta biyaha Soomaaliya gaar ahaan degmada Eyl ee Gobolka Nugaalk ayaa la sheegayaa in ay sii kordhayaan. Maamulka degmada eyl ayaa sheegay inay si…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Xaalufin Lagu Haayo Kheyraadka Badaha Soomaaliya Hey’adda cilmi baarista badaha Soomaaliyeed ayaa sheegtay in dalal shisheeye ay xaalufin ba’an ku hayaan kheyraadka ku jira biyaha Soomaaliya. Admiral Faarax Qare oo ah guddoomiyaha hey’adda cilmi baarista badaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Ku Dhibaateysan Gobolka Gedo Guddiga qiimeynta abaaraha gobolka Gedo ayaa sheegeya iney dhibaato badan heysato qoysas badan oo ka soo cararey abaarta ka jira miyiga Garabahaarey. Gudoomiyaha Guddiga Buraale Ibraahim Xaaji ayaa u sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Sarkaal Lagu Qabtey Khamri Oo La Xukumey Maamulka Puntland ayaa markii labaad muddo bil waxaa ay gacanta ku dhigeen khamri ay si sharci darro ah deegaanka ku soo geliyay sarkaal ciidanka ka tirsan. Sarkaal ka tirsan ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:War Akhriso: Liiska Murashaxiinta Guddoonka Golaha Shacabka Oo Gaarey 22 Ilaa 15 Xildhibaan ayaa maanta guddiga doorashada golaha shacabka u gudbisay araajidooda ku aadan in ay u tartamaan xilka guddoonka golaha shacabka ee dowladda federaalka ah. Labo murashax ayaa araajidooda…
2 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xarigga Ka Jaray Dhismaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray dhismaha baarlamaanka Aqalka Sare ee magaalada Muqdisho. Kulankan xariigga looga jaray xarunta ayaa waxaa kasoo qeybgalay Madaxweyne Xasan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faysal Cali Ware oo Xisbiyada Kulmiye iyo Waddani Eedeyn Usoo Jeediyay Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa si aad ah u dhaliilay siyaasadda Labada xisbi ee Kulmiye iyo Waddani oo uu ku tilmaamay kuwo qabyaalad lasoo banbaxay,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydadka Rag La Sheegay Iney Ka Tirsan Yihiin Al-shabaab Oo Lagu Soo Bandhigey Baydhabo Taliska booliiska Koonfur Galbeed ayaa goor dhow magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay kusoo bandhigey Meydadka 5 nin oo ay sheegeen iney ka tirsanaayeen Xarakada Al-shabaab. Wasiirka hub ka dhigista…