1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo Ku Wajahan Magaalada Kismaayo Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu maanta ku wajahan yahay madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Wariyaha Goobjoog ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamullada Gobolka Mudug Ee Puntland Iyo Galmudug Oo Ballan Qaadey Xaqiijinta Amniga Gaalkacyo Maamullada gobolka Mudug ee Puntland iyo Galmudug ayaa si wadajir ah waxay u ballanqaadeen xaqiijinta amniga magaalada Gaalkacyo oo horey ugu dagaallameen ciidamo kala taabacsan Labadaasi maamul. Guddoomiyeyaasha Puntland iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Hubeysan Oo Laga Mamnuucay Iney Galaan Garoonka Diyaaradaha Ee Boosaaso Taliska ciidanka Booliiska ee Puntland ayaa soo saarey ammar lagu mamnuucayo hubka lala galo garoonka diyaarahada ee magaalada Boosaaso. Taliyaha ciidanka Puntland Cabdulqaadir Faarax Shire oo saxaafadda kula hadlay magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ururuka OIC Oo Ka Hadlay Abaarta Soomaaliya Ururka Iskaashiga Islaamka ee OIC ayaa ka hadlay abaarta ku dhufatay qaar kamid ah gobollada Soomaaliya, taasi oo saameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada. Qoraal kasoo baxay ururka ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Sameysay Xog Aruurin Abaaraha Ah Wasiirka gargaarka ee Galmudug ahna guddoomiyaha guddiga abaaraha oo dhowaan uu magacaabay Madaxweynaha maamulkaasi Cabdikariin Guuleed ayaa ka hadlay xaaladda abaaraha ee gobollada Galgaduud iyo Mudug. Wasiir Shire Xirsi Maxamuud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanno Lagu Doortay Jowhar Iyo Banaadir Doorashada aqalka hoose ayaa ka dhacday gobollada Banaadir iyo Hirshabeelle, gobolka hore waxaa lagu doortay labo xildhibaan halka Hirshabeelle lagu doortay saddex xildhibaan. Xildhibannada Maanta La Doortay: Xildhibaannada Banaadir Jeiylaani…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Raashiin Loo Qeybiyey Dad Abaar Ku Haysay Hiiraaan Duqa magaalada Baladweyne Cumar Aadan Deeqow ayaa socdaal ku tagey qaar kamid ah deegaanno u dhaxeeya degmooyinka Maxaas iyo Matabaan ee gobolka Hiiraan, gaar ahaan deegaannadii ay kusoo barakaceen qaar…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uuliyiin Diidey Xil Looga Magacaabey Somaliland Khadar Xaaji Cabdillaahi oo madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo xalay u magacaabay wasiirka dalxiiska iyo dhaqanka iyo Cabdirisaaq Waaberi Rooble oo isna loo magacaabay guddoomiyaha Hargeysa ayaa labaduba iska casilay…
1 daqiiqo Sheeko:War Doorashada Aqalka Hoose Oo Aan Ka Socon Baydhabo Magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta la soo sheegayaa in aynaan ka jirin doorashada aqalka hoose. Maalmahan magaalada Baydhabo waxaa ka socday doorashada aqalka hoose ee baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:War Jowhar: Doorashada Aqalka Hoose Oo Billaabatay Doorashada aqalka hoose ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka billaabatay goor dhow mar kale maanta magaalada Jowhar. Seddex kursi oo ka tirsan baarlamaanka federaalka ayaa lagu wadaa in lagu doorto magaalada…