1 daqiiqo Sheeko:War Jubbaland oo sheegtay in dowladda dhexe ay maamul cusub ka dhiseyso Garbahaarey Maamulka Jubaland ayaa si kulul uga hadlay dhaq-dhaqaaqyo ay sheegtay in dowladda federaalka Soomaaliya ay ka waddo magaalada Garbahaarey ee gobolka Gedo. Madaxweyne ku-xigeenka Jubaland, Maxamuud Sayid Aadan, ayaa ku…
1 daqiiqo Sheeko:War Dagaal beeleed ka socda Dowlad deegaanka Soomaalida Wararka ka imanaya deegaanka Qabalaha Garasle ee dhulka Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS) ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay dagaal kooban kadib markii maleeshiyo beeleed kasoo duulay deegaanka Santarka Lababaar…
1 daqiiqo Sheeko:War Ciidamo gadoodsan oo xirtay waddo muhiim ah Boosaaso – Ciidamo ka tirsan Puntland oo ka cabanaya daryeel la’aan iyo dayac ku saabsan xaaladdooda caafimaad ayaa maanta xirtay afaafka hore ee Cusbitaalka Boosaaso, iyagoo joojiyay isu-socodka gaadiidka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:War Shiinaha oo si adag u garab istaagay Soomaaliya ka dib hadal kasoo baxay Senator Mareykan ah Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa si kulul uga jawaabtay hadal kasoo yeeray Senator Mareykan ah oo ku baaqay in la aqoonsado Somaliland. Qoraal rasmi ah oo ay soo saartay safaaradda…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxaa ka soo baxay shirkii Trump iyo Putin? Shirkii la wada sugayay ee ay saacado ka hor yeesheen madaxweynaha Maraykanka Donald Trump iyo dhiggiisa Ruushka Vladimir Putin ayaa soo dhammaaday iyada oo aan wax heshiis ah laga gaarin…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxaa laga ogyahay kulanka Trump iyo Putin ? Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa saacado ka dib ku kulmi doona magaalada Anchorage ee gobolka Alaska, ayadoo kulankaas la filayo inuu dhaco saacadda markay tahay…
2 daqiiqo Sheeko:War Madasha Mucaaradka Muqdisho oo dalbatay In dib loogu laabto dastuurkii 2012 ee ku salaysnaa nidaamka Baarlamaaniga ah Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa maanta soo saartay baaq ku aaddan xaaladda siyaasadeed ee dalka, iyadoo ka duuleysa dhowrista midnimada iyo wadajirka ummadda, xal u helidda khilaafka ka dhashay beddelka dastuurka,…
1 daqiiqo Sheeko:War gaadiidkii isaga gooshi jirey Puntland iyo gobollada dhexe oo u xanniban ciidamo gadoodsan Wararka ka imaanaya magaalada Xarfo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in gaadiidkii in gaadiid badan oo dhinaca Boosaaso ka yimid ay maalintaas halkaas ku xayiran Arrintan ayaa ka dhalatay ka…
2 daqiiqo Sheeko:War Shirka Madasha Samata-bixinta ee Mucaaradka iyo Madaxweynaha DFS oo Markale maanta ka furmaya Muqdisho Magaalada Muqdisho ayaa maanta martigelinaysa kulankii shanaad ee u dhexeeya Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo hoggaamiyeyaasha mucaaradka siyaasadeed ee dalka. Shirkan oo qayb ka ah wadaxaajoodka siyaasadeed ee socday maalmihii…
1 daqiiqo Sheeko:War Sacuudiga oo afar qof Soomaali ku fuliyay xukun toogasho ah Sacuudi Carabiya ayaa hal maalin gudaheed ku fulisay xukun dil toogasho ah oo lagu qaaday siddeed qof, kuwaas oo intooda badan lagu eedeeyay dambiyo la xiriira maandooriyaha. Wakaaladda Wararka ee…