1 daqiiqo Sheeko:Dalka OCHA Oo Walaac Ka Muyujisey Abaarta Soomaaliya Xafiiska Qaramada Midoobay ee xiriirka arrimaha bini’aadannmida OCHA ayaa walaac ka muujisey abaaraha ka jira qaar kamid ah gobollada Soomaaliya. OCHA ayaa sheegtay in Lixdii bilood ee lasoo dhaafay ay…
2 daqiiqo Sheeko:War Doorashada Labada Aqal Ee Gobollada Waqooyi Oo Dib U Dhacday (Warbixin) Guddiga doorashada dadban ee heer federal ayaa sheegay in waqtiga loo qorsheeyay doorashada xubnaha aqalka sare iyo aqalka hoose ee matalaya gobollada waqooyi uu ku yimid dib u dhac. Hadalkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda “Tiyeeglow Ciidan Qabta Uma Heyno” Isgaarsiinta degmada Tiyeeglow ee gobolka Bakool ayaa weli jaran iyadoo saansaan colaadeed ay ka jirto magaaladaasi. Magaalada Tiyeeglow ee koonfurta galbeed Soomaaliya ayaa seddexdii maalin ee la soo dhaafay waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaladda Amni Ee Gobolka Gedo Oo Laga Hadlay Maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in dhowaan ay degaanno ka tirsan gobolkaasi ay ka sameeyeen howlgallo lagu xaqiijinayo ammaanka. Guddoomiye ku xigeenka dhanka amniga gobolka Gedo Sheekh Maxamed Xuseen Alqaadi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda: “Guddiga Abaaraha Ayaa La Hirgelinayaa ” Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in dib loo hirgalinayo guddiga abaaraha dalka si gurmad ah u helaan kumanaan qoysas Soomaali ah oo ku dayacan gobollo ka tirsan dalka kuwaasoo ay waxyeeleysay…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddi Loo Saaray Dil AMISOM Ay Ka Geystay Cadaado Guddiga doorashada Galmudug ayaa sheegay in ay guddi u saareen dhacdo maalin ka hor ciidanka AMISOM ay ku dileen nin kamid ah ergada xildhibaannada soo dooranaysa. Sahra Maxamed Maxamuud oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaladda Abaaraha Gobolka Sanaag Oo Ka Sii Dartay Xaaladda abaaraha ee gobolka Sanaag ayaa ka sii dartay iyadoo meelaha qaar dadku ay qarka u saran yihiin inay u geeriyoodaan macluul. Waxaa inta badan baaba’ay duunyadii ay dadka ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Amniga Looga Hadlayay Oo Ka Dhacay Degmada Bandarbeyla, Bari Kulan looga hadlayay xoojinta ammaanka iyo wada shaqeynta ciidamada iyo shacabka ayaa lagu qabtay degmada Bandarbeyla ee gobolka Bari. Kulankani ayaa waxaa ka qeyb galay masuuliyiin ka tirsan maamulka degmadaasi,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Odawaa Oo Kamid Noqday Baarlamaanka Cusub Magaalada Cadaado ayaa maanta lagu doortay xildhibaanno kale oo cusub iyadoo maalmihii dambe magaaladaasi ay ka socotay doorashada baarlamaanka aqalka hoose ee dowladda federaalka. Wasiirka arrimaha gudaha ee xukuumadda Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Caabudwaaq Oo Billaabaya Dhexdhexaadinta Beello Ku Dagaallamey Degmadaasi Waxagaradka Degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduyud ayaa sheegay in ay isku diyaarinayaan wada hadal nabadeed oo xal looga gaarayo dagaallo ka dhacay degmadaasi in ay kala dhex dhigaan beello shalay…