1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka FBI: Hillary Clinton Sharciga Kumey Xadgudbin Agaasimaha FBI James Comey ayaa ku dhawaaqay inaaney jirin wax dambi ah oo ay ku heleen Hillary Clinton oo ku saabsan dhanka farrimaha E-mail-da ah ee horey loogu soo eedeeyay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashooyinka K/Galbeed oo Goobjoog u Sheegay Wakhtiga ay Bilaabaneyso Doorashada Aqalka Hoose ee BF Soomaaliya Guddoomiye ku xigeenka guddiga hannaanka doorashada dadban ee Koonfur Galbeed Cali Abuukar Xuseen oo Goobjoog News wareysi gaar ah siiyay ayaa sheegay in wajiga koowaad ee doorashada xildhibaannada aqalka hoose…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Abaarta Ka Jirta Gobolka Bari Oo Saameysay Dadka Iyo Duunyada Waxaa kasii dareysa xaaladda nololeed ee dadka iyo duunyada ku dhaqan deegaanno ka tirsan gobolka Bari oo ay ka jirto abaar daran. Deegaannadan waxaa ka jirta biyo la’aan baahsan oo…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Hirshabelle Oo Dooranaya Xubnaha Aqalka Sare Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in xildhibaannada baarlamaanka maamulka Hirshabelle ay doortaan xubnaha u tartamaya 8-da kursi ee maamulkaasi uga soo aadey aqalka sare. Guddoomiyaha baarlamaanka Hirshabelle Sheekh…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hiiraan: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Gaarey Deegaanno Hor Leh Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garabsanaya kuwa AMISOM ayaa howlgallo ballaaran waxay ka sameeyeen deegaanno ka tirsan gobolka Hiiraan, iyaga oo gaarey deegaanno ay horey u maamuli jireen Xarakada Al-shabaab.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Doorashooyinka Aqalka Hoose Oo Loo Diyaargaroobayo Guddiga doorashooyinka Galmudug ayaa wada dedaalladii ugu dambeeyey ee lagu xareynayo ergada doorashada xildhibaannada aqalka hoose ee Galmudug uga mid noqonaya dowladda Federaalka Soomaaliya. Waxa uu guddigan kulamo kala duwan …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad Dagaal Oo Saakay Laga Soo Sheegayo Gaalkacyo Wararka saakay oo Isniin ah ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug waxay sheegayaan in halkaasi laga dareemayo xiisad dagaal oo u dhaxeysa maamullada Puntland iyo Galmdug. Dagaal u dhaxeeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Donald Trump Oo Si Kulu u Weeraray Soomaalida Ku Nool Maraykanka Musharraxa Xisbiga Jamhuuriga dalka Maraykanka Donal Trump ayaa mar kale waxa uu si kulul u weeraray Soomaalida ku nool dalkaasi, oo uu sheegay iney yihiin Musiibo loo soo direy Maraykanka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Machadka Tababarka Caafimaadka Soomaliya Ee Rajab Erdogan Oo Muqdisho Laga Furay Waxaa Maanta magaalada Muqdisho laga furay Machadka tababarka oo raacsan Jaamacadda Cilmiga Caafimaadka(Sağlık Bilimleri Üniversitesi), kaas oo ardeyda Soomalaiyeed lagu tababari doono. Ilaa shan Barnaamij ayaa lagu baran doonaan Machadkan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Soo Gababagabeysay Doorashada 12 Xildhibaan Waxaa maanta magaalada Garoowe lagu soo gabagabeeyay doorashada 12 xildhibaan, waa qeybtii ugu horeysay ee 35 Xildhibaan oo Puntland u matali doona Baarlamaanka Federaalka ah. Xildhibaannada La doortay waxaa ay…