1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caasimadda Maamulka Hiiraan Iyo Sh/dhexe Oo Laga Dhigay Magaalada Jowhar Warar soo baxaya ayaa sheegaya in gebi ahaanba la isku uafgartay in caasimadda maamulka Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan laga dhigo magaalada Jowhar oo hadda uu ka socdo shirka maamul u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Kuma Madaxa Cusub Ee xafiiska taageerada Q.M Ee Soomaaliya Xogheyaha guud ee qaramada midoobey Ban Ki-Moon ayaa xafiiska taageerada Soomaaliya u soo magacaabay Hubert Price. Price waa uu u dhashay dalka Mareykanka, waxaana la sheegayaa in uu heysto in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Howlgallo Ciidan Oo Ka Soconaya Degmada Ceelbuur Ee Gobolka Galgaduud Wararka laga helayo degaanno hoostada degmada Ceelbuur ayaa sheegaya in ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ee Itoobiya ay ka wadaan howlgallo ballaaran. Howlgallada ay ciidamada huwanta ah wadaan ayaa waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ka Tirsan Galmudug Oo Sheegay In Madaxda Maamulkaasi Ay Ku Xadgudbeen Dastuurka Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Cali oo kamid ah baarlamaanka Galmudug ayaa ka hadlay wareegto uu maalmo ka hor soo saaray madaxweynaha maamulkaasi Cabdikariin Xuseen Guuleed taasoo lagu hakiyay dhammaan shaqooyinkii Galmudug…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Ciro oo Ka Hadlay Siyaasiyiin Miisaan leh oo ay Wadahadal Kula Jiraan iyo Khilaafka Xisbiga Ucid Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ahna guddoomiyaha golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa ka warramay halka ay marayso wadahadal ay kula jireen siyaasiyiin miisaan leh oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saxafiyiinta Gobolka Awdal oo Ka Dayriyay Waxqabadka Ururka SOLJA Saxafiyiinta ka hawlglasha gobolka Awdal ayaa sheegay iney samaysanayaan urur saxaafadeed si gaar ah ugu adeega danahooda afkoodana ku hadla, iyagoona ku eedeeyay ururka Saxafiyiinta Somaliland ee SOLJA in waxqabadkiisu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Oo La Sheegay Iney Saameysay Shirka Jowhar Suldaan Axmed Rashiid Sheekh Shuceyb ayaa been abuur ku tilmaamay warar soo baxaya oo sheegayay in odayaasha qaar ay ka hor yimaadeen sida loo qeybiyay saamiga beelaha gobollada Hiiraan iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Itoobiya Oo Howlgal Ka Billaabay Hiiraan Wararka ka imaanaya degaanka Ceelcali ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in uu ka socdo howlgal ballaaran oo ay ka sameynayaan ciidanka AMISOM gaar ahaan kuwooda ka socda dalka Itoobiya. Maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Ruushka Ku Edeeyay Ballan Ka Bax Dalka Mareykanka ayaa joojiyay wada hadalka uu Ruushka kula jiray ee ku saabsan dalka Suuriya. Washinton ayaa ku Moscow ku eedeeysay balla- ka bax, iyadoo ku guul-dareystay in Asad ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaali Ku Xanniban Xerada IFO Ee Kenya Qoysas Soomaaliyeed oo si iskood ah isku diiwaangeliyey iney dib ugu soo laabtaan dalkooda ayaa hadda waxay ku xanniban yihiin xerada IFO, iyaga oo aan haysan nolol wanaagsan. Dadkaan oo…