3 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan ka Tirsan Baarlamaanka Federaalka oo Farriin u Diray Golaha Madasha Wadatashiga Qaran Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa farriin ku aaddan dib u dhaca doorashooyinka u diray golaha madasha wadatashiga…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Itoobiya oo si Rasmi ah Ugu Dhawaaqday Dhameystirka Waddo Khad Tareen ah oo isku Xirta Adis Ababa iyo Jabuuti Dowladda Itoobiya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday dhameystirka dhismaha waddo tareen casri ah oo isku xiraysa magaalo madaxda Itoobiya ee adis ababa iyo dalka Djibuuti. Khadkan tareen oo si…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Degmada Hargeysa oo Xukun Ku Ridday Labo Qof oo Sheegtay Isirka Ilmo aaney Dhalin Maxkamadda degmada Hargeysa ayaa xukun ka soo saartay dacwad muddo sanad ah ka socotay maxkamadda oo ku saabsaneyd isirka Ilmayar oo ay isku haysteen Labo qoys oo mid walbaaba uu…
1 daqiiqo Sheeko:War Doorashada Baarlamaanka iyo Midda Aqalka Sare Oo Dib U Dhacday, Lana Ogeyn Xilli Ay Bilaaban Doonaan Doorashada Baarlamaanka ayey aheyd in maanta (24 September ) ka bilaabato caasimadda Muqdisho iyo caasimadaha maamul goboleedyada, goobaha codbixinta iyo sanaadiiqda ayey aheyd in ay yaallaan meelaha loogu talo-galay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Itoobiya Oo Howlgallo Ka Wada Bariga Gobolka Galgaduud Wararka ka imaanaya degaannada bari ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya inay ka soconayaan howlgallo ay sameynayaan ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Itoobiya ee gobolkaasi ku sugan. Degaannada ay ciidanka Itoobiya…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Khasaaraha Ka Dhashay Dagaallo Ka Soo Cusbnoonaaday Degaanka Ceel-afweyn Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay dagaal mar kale ka soo cusboonaday deegaanka Ceel-afweyn, kuwaas oo u dhexeeya beelo walaalo ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbax Looga Soo Horjeedo Dilal Xalay Ka Dhacay Magaalada Jowhar Oo Ka Socda Magaaladaasi Maamulka magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha DHexe ayaa ka hadlay dibadbax saaka arroortii hore ka billowday magaaladaasi. Dibadbaxa oo ah mid cabasho ah oo dadku ay ku muujinayeen inay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxkamadda Dastuurka ee Dalka Gabon oo Diidday Duristii Mucaaradka ee Natiijada Doorashooyinka Makamadda Dastuurka ee dalka Gabon ayaa Jimcihii go’aan ka gaartay natiijada doorashooyinka iyadoo diidday duristii mucaaradka ee doorashooyinka dalkaas 27 August, taas oo ku guuleystay madaxweynaha hadda ee Ali Bongo.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ugu Yaraan Labo Qof Oo Lagu Dilay Jowhar Halka Afar Kalena Lagu Dhaawacay Labo ruux ayaa lagu dilay gudaha magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe kuwaas oo ahaa ciidamo waxaana dilalkaasi ay dhaceen xalay. Warar lagu kalsoon yahay oo Jowhar ay ka heshay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hoos U Dhac Laga Dareemayo Qiimaha Khudaarta Iyo Xoolaha Suuqyada Magaalada Baladweyne Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan oo xiriir ganacsi la lahayd magaalooyinka Gaalkacyo, Boosaaso, Garoowe, Laascaanood iyo degaanno kale oo ka tirsan waqooyiga Soomaaliya ayaa waxaa saameyn ku yeeshay amarkii…